Maamulka Somaliland oo fasaxay Qaadka
Warqaddan oo ka soo baxday xafiiska Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Somaliland Cabdiraxaan Saylici ayaa lagu fasaxay in Qaadku si caadi ah u yimaado deegaanada maamulkaas. Fasaxan ayaa ka bilaabanaya maanta 17 May 2020, waxaana la faray dadka Qaadka ka shaqeynaya inay raacaan tilmaamaha ku qoran warqadan si looga hortago in cudurka Carona ku faafo bulshada […]
Continue Reading