Sawirro: Dhisme Cusub oo lagu kordhiyey Madaxtooyada Galmudug

Wararka Galmudug Wararka Maanta

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi, Gudoomiyaha Barlamaanka Cali Gacal , masuuliyiin kale, iyo saraakiil ka socday UNDP ayaa ka qeybgalay munaasabad lagu daahfuraayey dhismayaal cusub oo lagu kordhiyey Madaxtooyada Galmudug magaalada Cadaado.

Dhismahaan ayaa isugu jira xafiisyo, hoolal shirar iyo miqaayad ayaa waxaa maalgaliyey UNDP, waxaana sidoo kale xarunta Madaxtooyada ka socda dhismaha Barlamaanka oo meel fiican maraya, waxaana dhawaan la filayaa in madaxtooyada laga dhismayaal kale.

FB_IMG_1500938005609 FB_IMG_1500938009212 FB_IMG_1500938012340 FB_IMG_1500938015989 FB_IMG_1500938022221 FB_IMG_1500938025926