Galmudug oo hanbalyo u dirtay Madaxweynaha cusub Hirshabelle

WAR SAXAAFADEED Dowlad Goboleedka Galmudug waxa ay hambalyo udireysaa Madaxweynaha cusub ee Dowlada Goboleedka Hirshabelle mudane Maxamed Cabdi Waraare loo doortay Madaxweynaha cusub ee Dowlada Goboleedka Hirshabelle oo manta lagu doortay magaalada madaxda maamulkas ee Jowhar. Sidoo kale Dowlad Goboleedka Galmudug waxa ay ku dhiirigalineysaa Madaxweynaha cusub ee Dowlada Goboleedka Hirshabelle in uu hogaan adag […]

Continue Reading

Sawirro: Dufcadii 21-aad ee ardayda cusub ee Jaamacadda Muqdisho oo usoo gabagaboobay todobaadka dhaqanka

Munaasabad aad u balaaran si wayna loosoo agaasimay looguna soo gabagabaynayay todobaadka dhaqanka Jaamacadda Muqdisho dufcadii 21-aad ayaa lagu qabtay xarunta ugu wayn Jaamacadda Muqdisho. Munaasabadan oo ay ardayda lagu barro nidaamka jaamacadda udagsan iyo sida ardayga ula jaanqaadi lahaa inta uu ku guda jiro sahanka waxbarashada iyo macluumaadyo kala gedisan oo lagu dhisayo garaadka […]

Continue Reading

Sawirro: Carwada 3-aad Buugaagta Muqdisho oo la daahfuray #MBF2017

Waxaa hotelka Royal Palace Magaalada Muqdisho maanta ka furmay Carwada 3-aad buugaagta Muqdisho, carwadan ayaa socon doonta saddexda maalin 13, 14 iyo 15 Sebtember 2017. waxaana ka soo qeybgalay qalinley isugu jirta Soomaali iyo anjabi, suugaanyahano, hiddodhowrayaal, Murtimaalo, aqoonyahano iyo marti farabadan. Waa sanadkii saddexaad ee la qabto carwadaan, waxay bog cusub u furtay Bulshada […]

Continue Reading

Maqaal: Dawlad taag daran oo Tala Xun!

Tan iyo Doorashii Madaxweyne Farmaajo iyo xukuumadda Raysal Wasaare Kheyre oo ay dadku ka qabeen rajooyin aad ubadan iyo yididiilo wanaagsan waxaa soo badanaya arrimo badan oo marwalba jabiya muraayadda shacabka Soomaaliyeed. Doorashadii Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Maxamed (MCM) waxay shacabka Soomaaliyeed muujiyeen qaddarin iyo jaceyl dhab ah oo aan xad iyo beel lahayn oo isku […]

Continue Reading

Sawirro: Dufcadii 21-aad ee Jaamacadda Muqdisho oo u bilowday Todobaadka dhaqanka

Munaasabad si wayn loo soo agaasimay oo loo qabtay ardayda cusub ee dufcadii 21aad ee Jaamacadda Muqdisho ayaa lagu qabtay xarunta ugu wayn Jaamacadda Muqdisho. Munaasabadan oo ku saabsanayd todobaadka dhaqanka ee Jaamacadda Muqdisho laguna baro ardayda nidaamka Jaamacadda u dagsan, lagana rabo ardayda inta uu ku guda jiro sahanka waxbarashada inuu ilaaliyo nidaamka u […]

Continue Reading

Sawirro: Gudoomiyaha Maxkamadda Sare iyo Wasiirka Cadaaladda oo kulmay

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Ee Dalka Garyaqaan Ibrahim Iidle Sulaymaan iyo Wasiirka wasaaradda cadaaladda Mudane Xasan Xuseen Xaaji ayaa Kulan muhiim ah Ka yeeshay arinta la xiriirta xafiiska cabashada dadweynaha oo dhawaan ay furtay wasaarada cadaaladda. Xafiiskaan oo ay garyaqaano badan Ka muujiyeen inay suura gal tahay inuu saameyn Ku yeesho habsami u socodka howlaha garsoorka. […]

Continue Reading

Nin rayid ah oo Xalay lagu dilay Magaalada Galkacyo

Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug gaar ahaan xaafada Garsoor ayaa waxaa xalay lagu dilay mid ka mid ah shacabka gobolka Mudug, sida ay sheegeen masuuliyiinta gobolka. Kooxo bastoolado ku hubeysan ayaa la sheegay in ay ku hor dileen Ninkan rayidka ah Hotel Kulmiye oo ku yaala Agagaarka Dugsiga Hoose Dhexe ee Ummadda magaalada Gaalkacyo, iyaga […]

Continue Reading

Puntland oo taageertay dhiibistii Qalbi-dhagax

Maamulka Puntland ayaa taageeray go’aankii dowaladda federaalka Soomaaliya dhawaan ku dhiibtay C/Kariin Sheekh Muuse Qalbi Dhagax oo kamid ahaa Saraakiisha sare ee Jabhada ONLF ee u dagaalanta xoreynta Soomaali galbeed. Wasiiru Dowladaha Xariirka Gobalada ee Puntland  Bashiir C/raxmaan Xaaji Gurxan ayaa sheega in uu soo dhaweenayo uuna bogaadinayo go’aankii Xukuumada Soomaaliya ku wareejisay C/Kariin Qalbi […]

Continue Reading