Cunaqabateyn cusub oo lagu soo rogay kuuriyada Waqooyi

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa si aan kala har lahayn waxa uu ugu codeeyay in cunaqabateyn adag lagu soo rogo Kuuriyada Waqooyi. Qaraarka ayaa looga jawaabayay tijaabadii lixaad uguna awoodda badneyd ee hubka nukliyeerka, hasayeeshee cunaqabateynta lagu soo rogay Pyongyang kuma ay jirto xayiraad dhanka shidaalka ah, taas oo markii hore uu soo jeediyay […]

Continue Reading

Sawirro: M/kuxigeenka Galmudug oo booqday deegaano ay beelo ku dagaalameen Gobolka Mudug

Wafdi uu hogaaminayo Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi ayaa booqday deegaano hoos taga degmada Galkacyo, deegaanadan ay wafdigu booqdeen ayaa waxaa ka mid ah Raxanreeb, Caliwaal, Wadaagsin, Sirjimaale, Raamaale, iyo deegaano kale. Madaxweynaha ayaa safarkiisa waxaa ku wehliyo wasiiro, xildhibaano, Maamulka gobolka Mudug, maamulka degmada Galkacyo iyo waxgarad deegaanka, Ujeedka booqashada Masuuliyiinta […]

Continue Reading

Sawirro: Gudoomiye Taabid oo dhagax dhigay dhismaha wadada Jeneraal Daa’uud

Mudane Taabid Cabdi Maxamed Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho ayaa saaka dhagax dhigay dib u dhiska wadada Janaraal Daa’uud oo isku xirta Taaladda Daljirka iyo wadada Sodonka ee magaalada Muqdisho. Shir jaraa’id oo uuqabtay guddoomiyaha Gobolka Banaadir waxaa uu kaga hadlay muhiimadda ay leedahay dib u dhiska goobaha danta guud sida waddooyinka burbursan. […]

Continue Reading

Sawirro: Horumarka iyo Bilicda Muqdisho #MogadishuRising (1)

Akhritayaasheena sharafta leh halkaan waxaan idinku soo bandhigeynaa qeyb ka mid ah sawiro aan ka qaadnay Horumarka iyo Bilicda Magaalada Muqdisho, waxaana hadda kadib idiin soo bandhigi doonaa Quruxda iyo horumarka dalkeena Soomaaliya, inagoo booqan doona magaalooyin badan. La wadaag saaxiibadaa. Share gareentaadu waa dhiirigalinteena. Please #Share Wixii talo iyo tusaale ah noogu soo dir […]

Continue Reading

Mid ka mida beelaha Galmudug oo maamulkooda gogol u dhigtay Gaalkacyo.(Sawirro)

Beesha reer Xaaji Saleebaan oo ka mida beelaha maamulka Galmudug ayaa kulan casho ah  u sameeyay Madaxda sare ee galmudug odoyaasha dhaqanka gaalkacyo maamulada gobolka iyo kan degmada. Udeeka kulanka oo ahaa cabasho ay beeshu ma muujisay awood qeysiga gaalkacyo  ayaa waxaa ka qeyb galay madaxweyne ku xigeenka galmudug maxamed xaashi Cabdi wasiiro iyo xildhibaano […]

Continue Reading

Sheekadii HEYBE IYO JECEYL-KIISII HUNGOOBEY (Qeyb-ta 3aad)

Sheekadii HEYBE IYO JECEYL-KIISII HUNGOOBEY(Qeyb-ta 3aad) Sheekadii HEYBE  IYO JECEYL-KIISII HUNGOOBEY. Cutubka 1-aad:- SAFARKII SILOONAA. Qeyb-ta 3aad. Intii muddo ah waxay ku jireen nolol yididiiladeedu kob-ceyso, waxaana laga dareemi karay niyaayir iyo niyad samaan, xaalkooda oo sidaa ah, liibaantuna dhankooda u soo talaabo qaadeyso, ayaa waxaa la soo gaarsiiyay hadal aanay maqlidiisa mahdin, murugona ku […]

Continue Reading

Aqriso: 10 Qodob oo laga soo saaray shirkii Galkacyo

Waxaa maanta la soo gabangabeeyey Shir muddo shan cisho ah uga socday waxgarad iyo masuuliyiin ka socday Maamulada Galmudug iyo Puntland magaalada Gaalkacyo, loogana hadlayay sidii loo xasilin lahaa xaaladaha colaadeed ee ka jira degaanada dhul daaqsimeedka baadiyaha iyo waliba in xal loo helo dhibaatooyinkii ka dhashay dagaaladii horey magaalada uga dhacay. Waxaana lagu heshiiyey […]

Continue Reading

Sawirro: Musharax Cabdi Faarax Laqanyo oo lagu soo dhaweeyey Jowhar

Cabdi Faarax Laqanyo oo u sharaxan madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle  ayaa maanta si diirran loogu soo dhaweeyay magaalada Jowhar. Musharraxa ayaa waxaa la socday siyaasiyiin,culuma’udiin iyo oday dhaqameedyo kasoo jeeda Hirshabeelle, Musharaxa ayaa waxaa garoonka ku soo dhaweeyey Xildhibaano, Wasiirro, Culuma’uddiin, oday dhaqameedyo, dhallinyaro iyo haweenba. Mr. Laqanyo ayaa u mahadceliyey Bulshadii soo dhaweysay, Laqanyo ayaa horey […]

Continue Reading