Galmudug oo amartay in la soo xiro ninkii u gafay Nabiga NNKH

Magaalada Cadaado xarunta kumeelgaarka ah Galmudug waxaa Shir jaraa’id oo aay wada qabteen wasaaradaha amniga Iyo diinta awqaafta Galmudug  ay kaga hadleen nin gaf u geystay suubanaheena Maxamed NNKH kaas oo ku sugan magaalada Galkacyo Ugu horeen Wasiirka diinta Iyo awqaafta Galmudug Shiikh Mursal Cabdiraxmaan Iyo Wasiir ku xigeenka amniga Galmudug Mahad Xasan Maxamed ayaa […]

Continue Reading

Koofur Galbeed oo taageertay Sucuudiga & UAE

Dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Koofur Galbeed ayaa la safatay xulufada Sucuudiga iyo Imaaraatka carabta, warqad kasoo baxday Koofur Galbeed oo ku qorneyd luuqadda ingiriisiga ayaa looga soo horjeestay go’aankii dhexdhexaadnimada ah ee dowladda Soomaaliya ka qaadatay khilaafka Khaliijka. Waa maamulkii afaraad ee taageera Sucuudiga iyo imaaraatka, horey ayaa waxaa taageeradooda u muujiyey maamulada Somaliland, Puntland, […]

Continue Reading