RW Kheyre oo maanta Booqasho ku tagay Degmada Baraawe (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre iyo wafti uu hogaaminayo oo ay ka mid ahaayeen Ku-simaha Wasiirka Gaashaandhiga Mudane Maxamed Cali Xagaa, Xilidhibaano iyo Siyaasiyiin ayaa maanta booqasho ku tagay degmada Baraawe ee gobolka Shabellaha Hoose, iyadoona loo sameeyey soo dhaweyn aad u ballaaran. Safarka Ra’iisul Wasaaraha ayaa qayb ka ahaa safarradii […]

Continue Reading

Dr. Maryan Qaasim oo is casishay

Wasiirka wasaaradda Gargaarka iyo maareynta musiibooyin Dr Maryan Qaasim Axmed ayaa goordhow iska casishay xilkii Wasiirnimo. Wasiirada ayaa la filayaa in goordhow la hadasho warbaahinta, iyadoo cadeyn doonta sababtii ay isku casishay. Dr. Maryan Qaasim ayaa ka mid aheyd wasiirada aad ugu dhow Madaxweyne Farmaajo, waana wasiirkii labaad oo is casila muddo kooban, sido kale […]

Continue Reading

Daawo Sawirada Ragii ka dambeeyey Qaraxii Zoobe

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo bandhigtay Shaqsiyaadka loo qabtay falkii Qaraxa 14ka October, waxayna  kala yihiin: 1. Mukhtar Mohamud Hassan (Gardhuub) – 2. Abdiweli Ahmed Dirie (Abdiqani) oo ahaa madaxa qaraxyada Gobolka Benaadir, marka uu Gardhuub amarka ka yimaado 3. Hassan Aden Isaq, oo ahaa darawalkii gaariga Noha-da, ahaana isku xirihii weerarka 14ka Oct, inta […]

Continue Reading

Sawirro: Alshabaab oo soo bandhigay Hub ay ka qabsadeen ciidamada Dowlada

Ururka AlShabaab ayaa soo bandhigay hub iyo gaadiid dagaal oo ay ku qabsadeen dagaalkii cuslaa ee ay ku qaadeen xerada ciidanka degaanka Buulo gaduud ee Gobolka Jubbada hoose 3-dii September ee sanadkaan. Muuqaal ay soo saareen Shabaabka ayaa wuxuu muujinaayay dagaalkaasi inay ku qabsadeen hub u badan qoryo Ak-47 ah oo ay isticmaalayeen ciidankii halkaasi […]

Continue Reading

RW Khayre:” Haweenku waa in ay Hormuud ka noqdaan dagaalka Dalka lagu Xoreynayo”

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya  Xasan Cali Khayre ayaa ka qeyb galay munaasabad ay soo qaban-qaabisay Wasaaradda Dhalinyarada Ciyaaraha , munaasabadaas oo Haweenka Soomaaliyeed ku taageerayeen ciidamadda qaranka oo , isla markaana ay ku muujinayeen doorkoodu ku aadan xoreynta dalka. Mr. Khayre oo halkaas khudbad dhinacyo badan taabanaysan ka jeediyey ayaa kula dardaarmay haweenka Soomaaliyeed inay hormuud […]

Continue Reading

Agaasimihii Wasaaradda Gargaarka Galmudug oo is casilay

Agaasimaha guud iyo xariiriyaha arrimaha bani aadanimada ee wasaarada gargaarka iyo daryeelka Naafada dowlad goboleedka Galmudug Ahmed Wehlie ayaa Xilkaasi iska Casilay, Axmed oo Qoraal kooban soo dhigay barta Twitterka ayaa sheegay  Kadib Musuq maasuq Baahsan oo ka jira Galmudug, in labo sano ku dhawaad oo uu Shaqadaan yahay in an wax gargaar ah si Nadiif ah […]

Continue Reading

Wasiirka arrimaha Gudaha”Deegaanada Qaar Gole deegaan lagama hirgelinkaro sababo Amni”

Waxaa magaalada Muqdisho ka soconaya shir ay hogaaminayso Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya oo shalay Muqdisho  Furtay Shir looga hadlayey dhisiadda Golaha Deegaanka ayna ka qeyb galeen Wasiiradda Arriamaha Gudaha Maamul Goboleedyadda iyo mamulka Gobolka Banaadir,iyadoo ay ka bilowdeen qeybo akmid ah gobolada Dalka. Shirka oo wadatashi ah ayaa inta uu socdo waxaa looga hadlaya […]

Continue Reading