SAADAAL-WACAN 2 …. W/Q: C/fitaax Cali Cabdalla

SAADAAL-WACAN 2 SAADAAL-WACAN Saadaal wacan qaybtii labaad ARAR: Qormadaan waxaan oga hadlaynaa dhacdooyin Dalka ka dhacay oo aan u aragno in ay katurjumayaan dib-u-soo kabasho, waxwadda qabsiga, iyo iskaashiga umadda Soomaaliyeed. Bulsho ku wadda nool Dal/deegaan waxbadan ayaa ka dhaxeeya, waxaa jira waxyaabo ubaahan in layska kaashaddo, sida in Musiibooyinka looga falceliyo siwadda jir ah, […]

Continue Reading

Barlamaanka oo maanta la horgeynayo Warbixinta Dhiibistii Qalbi-Dhagax

Guddigii loo xil saaray kiiska Sarkaalka lagu magacaabo C/kariin Sheekh Muuse Qalbi dhagax ayaa Maanta lagu wadaa in ay warbixin dhameystiran horgeeyaan Golaha Shacabka. Xubnaha Guddigaan ayaa sheegay in baaritaankooda uu marayo meel gabo gabo ah isla markaana ay soo bandhigayaan. C/risaaq Cumar Maxamed Wasiirkii hore ee amniga ee dowladda Soomaaliya ahna guddoomiye ku xigeenka […]

Continue Reading

Sheekadii HEYBE IYO JECEYL-KIISII HUNGOOBEY(Qeyb-ta 5aad)

Sheekadii HEYBE  IYO JECEYL-KIISII HUNGOOBEY. Cutubka 2-aad:- HAL-XIRAALIHII HAMIGA. Qeyb-ta 5aad. Iyagoo ku gudo jira howl maalmeedkoodii, meheradoodiina maareynaya, ayaa waxaa dukaankii mudh soo yiri dhowr gab-dhood oo si wada jir ah u socda, waxayna bilaabeen inay weydiin iyo kaas immisaad siisaan iyo keer soo qabo ku mash-quuliyaan. Muddo saacad ku dhow ayay-na had-ba gees […]

Continue Reading

Boqorka Sucuudiga Salmaan Bin CabdiCasiis oo xilka ka dagaya

Boqorka Sucuudi Carabiya Salmaan Bin CabdiCasiis ayaa la filayaa inuu todobaadka soo socda ka dago jagada Boqortooyada, isagoo xilka ku wareejin doona Wiilkiisa 32 jirka ah  Maxamed Bin Salmaan, oo dhawaan u magacaabay dhaxal suge. Boqor Salmaan ayaa la filayaa inuu haysan doono Magaca u adeegaha labada Xaram, isagoo howsha siyaasadda ku wareejin doono wiilkiisa […]

Continue Reading

Xiisado ka taagan Deegaanada Maamulka Somaliland

Mudaharaadyo rabshado wata ayaa ka dhacay galabta iyo caawa Magaaladda Burco, ka dib markii Afhayeen u hadlay xisbiga  Wadani uu sheegay in doorashada la Musuqmaasuqay ayna jirto ku shabasho gaar ahaan gobolada Gebiley iyo Hargeysa. Wakiillada xisbiga Waddani u qaabilsan xarunta guddida doorashada ayaa sheegay inay tallaabadan u qaadayaan ka dib markii guddida doorashadu uu […]

Continue Reading

Sawirro: Madaxtooyada Cusub Koofur Galbeed oo Xarigga laga jaray

Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa Maanta xariga ka jaray dhismaha Madaxatooyada cusub ee maamulka Koonfur Galbeed Magaalada Baydhabo. Madaxtooyadan ee cusub ee laga dhisay Magaalada Baydhabo ayaa waxay ka kooban tahay 25 xafiiis Hool weyn oo shirarka loogu talo galay iyo guryaha martida. Waxaa munaasabada xarig jarka ka  qeybgaley […]

Continue Reading

Dagaal ka dhacay deegaanka Xaawo Cabdi Duleedka Muqdisho

Ciidamada dowladda iyo Al-Shabaab  ayaa ku Dagaalamay deegaanka Xaawo Cabdi duleedka magaalada Muqdisho caasimadda Soomaaliya , dagaalka ayaa ahaa mid aad u xooggan oo la isu adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan. dagaalka ayaa bilowday kaddib markii dagaalmayaal ka tirsan Al-Shabaab ay weerar ku qaadeen fariisin ciidamada dowladda ku sugnaayeen deegaanka Xaawo Cabdi. Goob joogayaal ayaa warbaahinta […]

Continue Reading

Maxaa looga hadlay Shirka Golaha Wasiirada DFS?

Shirkii caadiga ahee ee Golaha Wasiirada ee Xukuumada Dawladda Federaalka maanta yeesheen oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan Cali Khayre ) ayaa looga hadlay arrimaha amniga, Shirwynaha Culumada iyo mashaariic la fulinayo. Ugu horreyn, Wasiirka Amniga Gudaha Mudane Maxamed Abukar Islow (Ducaale) ayaa golaha wasiirada siiyey warbixin la xiriirta amniga, isagoo sheegay in […]

Continue Reading

Wasiir Yarisow: “Waxaa jirta qaswadayaal diidan horumarka Dalka”

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka iyo Dalxiiska Eng, Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Yariisow ayaa shaaca ka qaaday iney dhalinyarada Soomaaliyeed door muhiim ah ay ka qaateen Horumarka dalka gaar ahaan u gurmashada dadkii wax ku noqday Qaraxii 14-kii October ka dhacay magaalada Muqdisho. Sidoo kale,Wasiir Yariisow ayaa carabka ku dhuftay iney jiraan qaswadayaal diidan iney nabad ka dhalato […]

Continue Reading

Sawirro: Madaxweynaha Galmudug oo mar kale la kulmay Odayaasha Galmudug

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa markale kulan la qaatay odayaasha dhaqanka ee kasoo jeeda Galmudug, kulanka ayaa ujeedkiisa ahaa in la taageero Maamulka Iyo xalinta Khilaafka madaxda Galmudug sidoo kale waxaa kulanka looga hadlay dib u hishiinta beelaha dega Galmudug oo mudooyinka dambe ka dhex curteen  lakala dhaca gaadiidka. Waxyaabaha kale […]

Continue Reading