Video: Wasiir ku xigeenka Gashandhiga oo soo gaaray Cadaado

Wasiir ku xigeenka Gaashaandhigga Soomaaliya Cabdullaahi Colaad Rooble iyo wafdi saraakiil ah ayaa maanta soo gaaray Magaalada Cadaado xarunta kumeel gaarka ah Galmudug. Wafdigan ayaa booqday xeryaha ciidamada xoogga dalka duleedka Cadaado. Guutada 1-aad ee Qeybta 21-aad ee Xoogga dalka Soomaaliya ayaa saldhiga ugu weyn ku leh magaalada Cadaado, Waxaana masuuliyiintaan u kuurgalayaan baahiyaha ciidamada […]

Continue Reading

Jubbaland oo Puntland ku wareejinaysa ninkii Bosaso gabadha ku dhibaateeyey

Ciidamada Booliska maamul goboleedka Jubbaland ayaa maanta magaalada Kismaayo ka dhoofiyey eedeysane Cabdirisaaq Warsame oo ahaa Eedeysanihii Faa’isa ku dhaawacay Boosaaso iskuna dayay in uu Kufsado. Ninka ayaa laga dhoofiyey garoonka Kismaayo isaga oo labada gacmood ka Xiran , waxaa ay kuwareejin doonaan eedeysanahaan gacanta ciidamada ammaanka Puntland. Shacabka Soomaaliyeed ayaa aad uga xumaaday dhacdadan […]

Continue Reading

MW Farmaajo:” Arday kasta Qalinka ha dhigo”

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu baaqay dhalinyaradda Soomaaliyeed meelkastoo oo ay jooggaan in ay u diyaargaroobaan dagaalka ay dowlada Iclaamisay ee ka dhanka ah ururka Al-Shabaab. Waxaa uu sheegay in cidda kaliya ee Soomaaliya dhibaatada ka saarikara ay yihiin dhalinyaradda, sidaasdarteed laga doonaayo in ay muujiyaan doorkood. Madaxweyne Farmaajo ayaa […]

Continue Reading

Sawirro: Madaxweyne Xaaf oo la kulmay Xildhibaanada DFS ee Galmudug laga soo doorto

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaalle Gelle Xaaf ayaa caawa kulan la qaatay ku dhawaad 20  xildhibaanada oo ka tirsan labada aqal Barlamaanka Federaalka ee laga soo doortay deegaanada Galmudug, kulanka looga ayaa diirada lagu saaray xal u helida Khilaafka sii daba dheeraaday ee Madaxda Galmudug. Madaxweynaha Galmudug ayaa sheegay in wax iska badalay aysan […]

Continue Reading

Wasaaradda Gaashaandhigga oo ka warbixisay dagaalka AlShabaab

Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay faah faahin ka bixisay Dagaalka ka dhanka ah ee Al-shabaab, kaasi oo uu ku dhawaaqay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed (Farmaajo). Agaasimaha Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya Prof. Sokor Jaamac Geyre oo la hadlay VOA-da ayaa sheegay Howlgalada ka dhanka ah Shabaab in ay bilowdeen, hadana ay marayaan […]

Continue Reading

Khubaro kormeeray hab-ka qaadashada Basaboorka Soomaaliya (Sawirro)

Khubaro arimaha hubinta dukumentiyada u qaabilsan dalka Norwey ayaa soo gaaray Magaalada Muqdisho si ay u arkaan hab-ka qaadashada Basaboorka Soomaliya. Imaanshaha wifdiga khubarada ayaa ka dambeysay ka dib safaro uu agaasimaha guud ee HSJ ku tagay dalalka reer yurub oo uu kala hadlay in ay aqoonsadaan kuna kalsoonaadaan Basaboorka Soomaliya. Ujeedada ayaa ah in […]

Continue Reading