Daawo Video : Beerta Magool ee ku taala Magaalada Cadaado

Wararka Galmudug Wararka Maanta

Beerta Magool #Cadaado oo aan booqanay maanta, waxa aan kula kulanay Daahir Cabdille Xasan Guutaale, waa nin dhalinyaro ah oo ku fikiray inuu beer ka sameeyo Cadaado, firkiisa hadda waa miro dhalay, Beertaan waxaa ku beeran 320 geed oo Liin dhanaan ah , Cambe, Qare, Baamiye, Masago, Galey iyo Calafka Xoolaha.
saaka ku dhawaad 50 xabo oo Qare ah ayaa u soo go’day, Celcelis ahaan xabaddii Qare ah wax ay suuqa laga siiyaa 1.5 Dollar.
Waa arin mudan ku dayasho in dhalintu dalkooda ka shaqeystaan.
Share garee