Mashaariicda Qatar ka fulineyso Soomaaliya oo dhawaan bilaabanaya
Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan ayaa sheegay in maalmaha soo socda la bilaabanayo fulinta wajiga koowaad ee mashaariicda horumarineed ee Qatar ka fulineyso Soomaaliya. Wasiirka oo la hadlayay Wakaaladda Wararka ee SONNA ayaa sheegay in mashaariicdan ay kaalin muuqata ka qaadan doonaan dib u dhiska dalka, isagoo uga mahad celiyay […]
Continue Reading