Daawo Video: Booqashadii Magaalada Qadiimiga ah Gidheys

Wararka Galmudug Wararka Maanta

Maxamed Dhagacade iyo Saxnuun Axmed oo ka tirsan Bahda Shabakadda Ceelhuur Online ayaa maanta booqasho ku tagay magaalada Qadiimiga ah ee Gidheys oo qiyaastii 15 kiilo mitir u jirta Magaalada Cadaado caasimadda kumeel gaarka dowlad goboleedka Galmudug. halkaan ka daawo muuqaalka oo dhameystiran.