Daawo: Xuutiyiinta oo ku hanjabay in ay gantaalo la beegsan doonaan Hargeysa

Xuutiyiinta yemen ayaa ku hanjabay in ay gantaalahooda la beegsan doonaan Hargeysa caasimadda maamulka Somaliland, hadii aysan joojin taageerada xulufada sucuudiga iyo imaaraatka oo dagaal kula jira xuutiyiinta. Somaliland ayaa xulufuda ka siiyey Berbera saldhig ciidan kaas oo ay doonayaan in ay ka weeraraan Yemen, xuutiyiinta ayaa horey gantaalo ula beegsaday caasimada sucuudiga iyo imaaraatka, […]

Continue Reading

Al-Shabaab oo 5 dhalinyaro ah ku toogtay deegaanka….

Ururka Al-Shabaab ayaa meel fagaare ah ee deegaanka Iidaale gelinkii dambe ee shalay ku toogtay shan dhalinyaro ah oo lagu eedeeyay in la shaqeynayeen dowlada Soomaaliya iyo Maraykanka. Sida ay daabaceen warbaahinta taageerta Al-Shabaab Qaadiga Maxkamada Islaamiga ee gobolada Bay iyo Bakool ugaga wakiil ah ururka Al-Shabaab oo ku dhowaaqay xukunka dhalinyaradan oo isla goobta […]

Continue Reading

Ilaa intee Sharciga la waafajiyay soo xiristii iyo siideyntii siyaasiga C/raxmaan C/shakuur ?

Marka la fiiriyo sida uu u dhacay kiiska loo heystay siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame, laga bilaabo soo qabashada ilaa go’aanka maxkamadda waxaa muuqanayo gafaf kala gedisan oo dhinaca sharciga ah, hadii alle idmo waxaan qormadan ku iftiimindoonaa gafafka dhinaca sharciga ah ee kiiskaas anigga oo ka eegi doono arintan 4 dhinac oo ah kuwa hoos […]

Continue Reading

AKHRISO: War-murtiyeedka shirka Madasha Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka

Shirka Madasha Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka kulankiisii sedexaad ayaa ku soo gebagaboobay magaalada Garoowe, waxaana laga soo saaray War-murtiyeed ka koobnaa 12 qodob. Lataliyaha Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee XFS ee arrimaha Warfaafinta iyo Xiriirka, Cabdicasiis Cabdi Xaaji Gobdoon ayaa Wadaxaajood iyo falanqayn dheer kadib warfidiyeenada u aqriyay qodobadan soo scoda oo ay madashu isku raacday:- 1) […]

Continue Reading

Akhriso: Guddoomiye Jawaari oo warqad jawaab ah u qoray Xeer Ilaaliyaha Qaranka

Guddoomiyaha Golaha shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa warqad u qoray Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr. Axmed Cali Dahir, warqadan ayaa jawaab u aheyd codsigii uu Xeer Ilaaliyaha soo gudbiyay oo ahaa xasaanad ka qaadid Xildhibaanada kala ah Xasan Macalin iyo Cabdisaabir Nuur Shuuriye.   Guddoonka Golaha shacabka ayaa u sheegay Xeer Ilaaliyaha in […]

Continue Reading

JERUSALEM Trump threatens to cut aid over UN Jerusalem vote

US President Donald Trump has threatened to cut aid to countries that vote in favour of a draft UNresolution condemning the US decision to recognise Jerusalem as the capital of Israel. Trump said at the White House on Wednesday the US would be “watching those votes” in the General Assembly. “They take hundreds of millions of dollars and even billions of […]

Continue Reading

C/raxmaan C/Shakuur oo la horgeeyey Maxakamad

Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa galabta la horgeeyey Maxkamadda Gobolka Banaadir, kaasoo habeen hore Ciidamada ammaanka ay ka soo xireen gurigiisa. Xeer Ilaalinta ayaa ku soo eedeysay C/raxmaan dambiyo ay ka mid yihiin qiyaano qaran, inqilaab iyo kuwa kale, hase ahaatee Maxkamadda ayaa dalbatay in caddeeymo loo keeno eedeymahaas. Sidoo kale Xeer Ilaalinta ayaa dalbatay in […]

Continue Reading