Akhriso: Maxkamadda Racfaanka oo go’aan ka gaartay kiiska C/raxmaan C/Shakuur

Maxkamadda racfaanka gobolka Banaadir ayaa burisay go’aankii uu garsooraha maxkamadda gobolka Banaadir uu ka gaaray dacwaddii loo haystay siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo ahayd inaan wax racfaan ah laga qaadan karin go’aankii maxkamaddaasi oo ahaa inaanu wax dambi ah lahayn Cabdiraxmaan Cabdishakuur sida ay BBC-da u sheegeen ilo ku dhaw dhaw maxkamadda racfaanka. Maxkamadda racfaanka […]

Continue Reading

Al-Shabaab oo 5 Nin ku toogtay Kuntuwaarey (Akhriso Magacyada)

Al-Shabaab ayaa 5 dhalinyaro ah ku toogtay fagaare ku yaala degmada Kuntuwaarey ee Gobolka Shabellaha hoose, Alshabaab ayaa ku eedeeyey ragga la toogtay  inay ahaayeen jawaasiis.  waxayna sheegeen in ay  la shaqeynayeen, Dowladda Somaliya, Ciidamada Itoobiya iyo Ciidamada Kenya ee dalka ku sugan. Al Shabaab ayaa shalay gabal dhicii isugu yeeray dadka degaanka oo u […]

Continue Reading

Sawirro: Sahanka Mashruuca dhismaha Garoomada iyo wadooyinka Galmudug oo bilowday

Wafdi uu hogaaminayo wasiirka Gadiidka cirka iyo dhulka dowlad goboleedka Galmudug Cabdulaahi Cali Maxamed ayaa gaaray degmada Hobyo, waxaana wasiirka safarkiisa ku wehliya Xildhibaan Xasan Cabdullaahi Cascaseey iyo injineero sahminaya mashruuca dhismaha garoomada iyo wadooyinka Galmudug. Injineerada ayaa safarkoodka ka soo bilaabay Magaalada Guriceel, iyagoo maray Dhuusamareeb, Cadaado, Galkacyo iyo Hobyo, waxaana la filayaa in […]

Continue Reading

Askar lagu dilay Xalay Magaalada Muqdisho

Dilal qorsheysan ayaa xalay ka dhacay Magaalada Muqdisho , Degmada Waaberi  ayaa xalay lagu dilay askari ka tirsanaa ciidamada Booliska, waxaana la sheegay in ay dilka fuliyeen dhaliyaro wadatay bistoolado, dilka kadib raggii hubaysnaa ayaa meesha ka baxsaday, iyadoo ciidamada NISA ay tageen goobta markii dambe, halkaasi oo ay ka qab qabteen tiro dhalinyaro ah. Sidoo […]

Continue Reading

Sawirro: Saraakiil Shabaab ka tirsanaa oo isku dhiibay KoofurGalbeed

Degmada Buurhakaba ee Gobolka Baay waxaa iska dhiibay laba sarkaal oo ka tirsanaa ururka Al-shabaab, kuwaasi oo lagu kala magacaabo Cusmaan Cabdi Xasan iyo Cali Uunsow Maxamed. Raggan oo Shabaab u qaabilsanaa dhanka amniyaadka ayaa waxa ay ku sugan yihiin xarunta degmada, waxaana gacanta ku haya Guddoomiyaha degmada Buurhakaba iyo saraakiisha ammaanka Koonfur Galbeed. Afhayeenka Maamulka […]

Continue Reading

Jubbaland oo DF ka dalbatay in ay Waxkaqabato xiisada Beledxaawo

Maamulka Jubbaland ayaa ka hadlay xiisada ka taagan magaalada Beledxaawo ee gobolka Gedo, kadib markii darbiga Kenya ay ka dhiseyso xuduuda labada dal ay gudaha u soo gelisay qaybo ka mid ah degmadaasi. Arrintan, ayaa ka careysiisay bulshada ku dhaqan Degmada Baled Xaawo, waxayna maalmihii la soo dhaafay dhigeen bannaanbaxyo rabshado wata, iyagoona gacmaha ula […]

Continue Reading