Dagaal ka dhacay deegaanka Tukoraq gobolka Sool

Wararka ka imaanaya deegaanka Tukoraq ee gobolka Sool ayaa sheegaya in ciidamada Maamulka Puntland saaka weerar ku qaadeen ciidamada Maamulka Somaliland ee halkaas qabsaday dhawaan. Dagaalka oo koobnaa ayaa la ogeyn khasaaraha ka dhashay. Waxaana maalmahaan deegaankaas laga dareemayey saasaan colaadeed kadib markii labada dhinac soo dhoobeen ciidamo farabadan. Tukoraq ayaa ciidanka Puntland horey ugu […]

Continue Reading

Maxbuus ku dhintay xabsiga Dhexe ee Muqdisho

Wiil dhalinyaro ah oo ka mid ahaa dadka ku xiran xabsiga dhexe ee Muqdisho ayaa ku dhex geeriyooday xabsiga sidda ay warbaahinta u xaqiijiyeen Eheladda Wiilkaasi. Wiilka geeriyooday ayaa lagu magacaabi jiray Xasan Maxamuud Xasan, waxaana adeerka wiilkaasi uu saxaafadda gudaha u sheegay in ciidamada Ammaanka ay horay usoo qabteen, islamarkaana ay ku eedeeyeen Shabaabnimo. […]

Continue Reading

Jubbaland oo qaadaysa dagaal ka dhan ah Al-Shabaab

Maamul goboleedka Jubbaland ayaa ku dhawaaqay howlgallo ka dhan ah ururka Al-Shabaab oo ka bilaaban doona degaanada maamulkaas. Cabdirashiid Xasan Nuur Wasiirka Amniga maamul goboleedka Jubbaland  ayaa warbaahinta u sheegay in ciidamada maamulka Jubbaland iyo kuwa dowladda lagu amray in ay qaadaan dagaal ka dhan ah Al-Shabaab. Waxaa uu sidoo kale sheegay in ay muhiim tahay […]

Continue Reading

Doorashada Kursigii Sanbaloolshe oo Johwar ka dhaceysa

Waxaa Berri lagu waddaa in  Magaalada Jowhar ee Caasimadda maamulka Hirshabeelle lagu qabto doorashadda kursi ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya. Kursigaan ay dhaceyso doorashadiisa ayaa horay waxaa ugu kuu guuleystay Taliyihii hore Hay’adda Nabad Suggida Sanbaloolshe oo kursigaasi waayay markii uu noqday taliyaha. Qabanqaabadii ugu dambeysay ee doorashadda ayaa ka socota Magaalada […]

Continue Reading

Imisa Duq Magaalo ayaa soo marey Magaalada Muqdisho?

Imisa Duq Magaalo ayaa soo marey Magaalada Muqdisho ee Gobolka Banaadir Ajnabiga Dr.Compani Romeo, Podesta, 1936 Rag Scarpa, Podesta, 1937 Dr.Sicar, Podesta, 1937 Dr.Barbano Luigi, Podesta, 3-6-1937 Dr.Banidno Marco, Captan Podesta, 1-11-1937 Guliano Sanatore, Podesta, Desembar, 1938 Dr.Pantelli Pietro, Guddoomiye Idman, Febraayo, 1941 Olivieri Aliveri, Guddoomiye Idman, Abriil 1950, Aliviero Enrico, Juun 1950, Madax Maamulkii […]

Continue Reading

C/Wali Gaas oo magacaabay Taliyaha Booliska Puntland

Digreeto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa lagu magacaabay Taliyaha iyo kuxigeenada koowaad iyo labaad ee Ciidanka Booliska Maamulka Puntland. Madaxweynaha Puntland Markuu arkay: Dastuurka Puntland. Markuu tixgeliyey: Aqoontooda iyo khibradooda shaqo. Wuxuu xeeriyey: Waxaa S/GUUTO Cabdulaahi Shire (Dool) loo magacaabay Taliyaha Ciidanka Boosliska Puntland. Waxaa G/Sare Bile […]

Continue Reading

Madaxweyne Farmaajo oo magacaabaya guddi ka shaqeeya dabagalka mashaariicdii uu dhagax dhigay

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in dhawaan uu magacaabayo guddi ka shaqeeya, dabagalka fulinta mashaariicda horumarineed ee uu ka dhagax dhigay deegaannadii uu socdaalka kusoo maray. Madaxweynaha oo Saxaafadda kula hadlay xafiiskiisa ayaa ka warbixiyey socdaalkii Nabadda iyo dib u heshiisiinta, isagoona sheegay in si dhow uu ula soconayo dhammeystirka […]

Continue Reading