Taariikhda Saldanadahii xukumi jiray Hobyo

#Hobyo Xaruntii #Ganacsiga ee #Geeska Africa (Taariikhda #Saldanadahii xukumi jiray Hobyo) Magaalada Hobyo waa magaalo xeebeed Qadiimi ah oo dhacda dhinaca waqooyi beri ee gobolka Mudug ee Somalia, magaca Hobyo waxaa loogu bixiyay biyaheeda oo aad u dhow iyo ceelasha ku yaal magaalada iyo dhulka ku xeeran oo caan ku ah biyo macaan oo nadiif ah. Taariikh ahaan magaalada Hobyo waxay ahayd meel […]

Continue Reading

Sawirro: MD Farmaajo oo si diiran loogu soo dhaweeyey Hobyo

Madaxweyne Farmaajo ayaa maanta si diiran loogu soo dhaweeyey degmada Hobyo Gobolka Mudug, Madaxweynaha oo kasoo kicitimay Cadaado ayaa duhurnimadii maanta kasoo dagay garoonka Diyaaradaha Hobyo, waxaana loo galbiyey xeebta Hobyo halkaas oo ay ku sugnaayeen dadweyne farabadan. Madaxweynaha ayaa safarkii waxaa ku wehliyey Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Xaaf, iyo Xildhibaano. MD Farmaajo ayaa […]

Continue Reading

MD Farmaajo:” Cadaado waa xarunta Barlamaanka Galmudug”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Xaaf ayaa goordhow ku dhawaaqay in Cadaado noqonayso xarunta barlamaanka Galmudug. Labada masuul ayaa shir jaraa’id ku qabtay gudaha garoonka diyaaradaha Cadaado. Sidoo kale Masuuliyiintaan ayaa sheegay in maamulku ku sii shaqeyn doono Cadaado inta laga diyaarinayo Caasimadda Dhuusamareeb. Goobta looga dhawaaqay […]

Continue Reading

R.W Kheyre oo lagu soo dhaweeyay Switzerland

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo Wafdi uu hoggaaminaayo ayaa gaaray dalka Switzerland , halkaasi oo uu ka qeyb galaayo Shirka Dhaqaallaha Adduunka. Waxaa halkaasi kusoo dhaweeyay Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda dalkaasi iyo sidoo kale Soomaalida kunool dalkaasi. “Aniga iyo wefti ballaaran oo aan hoggaaminayo ayaa gaarnay Dalka Switzerland si aan uga qeyb galno shirka […]

Continue Reading

MD Faraamjo oo gaaray Cadaado una sii gudbaya Hobyo.

Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Qaranka Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa goordhow ka dagay garoonka diyaaradaha Cadaado, Wafdigan ayaa waxaa ka mid ah Madaxda Galmudug iyo masuuliyiin kale. Madaxweynaha ayaa salaan ka qaatay cutubyo ka tirsan ciidanka Qaranka. Waxaana hadda shir kula jiraa odayaasha reer Cadaado. oo tabasho ka qabay heshiiskii Ahlu sunna iyo Galmudug. Madaxweynaha ayaa […]

Continue Reading

Safarka MD Farmaajo ee Hobyo (Sawirada Diyaargarowga)

Magaala xeebeedka Hobyo ee gobolka Mudug waxaa ka socda diyaargarowga Booqashada la filayo inuu ku yimaado Madaxweynaha Jamhuuriyadd Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Calanka Jamhuuriyadda Soomaaliya iyo kan Galmudug ayaa lagu xardhay goobaha Muhiimka ah. Waxaa magaalada soo gaaray cutubyo ka tirsan ciidamada Xoogga Dalka iyo Daraawiishta Galmudug. Ammaanka ayaa aad loo adkeeyey, waxaana laga mamnuucay […]

Continue Reading

MD Farmaajo “Guddi farsamo ayaan u sameyneynaa Caabud-waaq”

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) ayaa sheegay Guddi farsamo oo ka kooban Odayaal iyo xubno kale in loo sameynayo Magaalada Caabud-waaq ee Gobolka Galgaduud. Wuxuu sheegay Guddiyadan muhiimadooda in ay tahay sidii Magaalada Caabud-waaq ay u noqon laheyd meel kala dambeyn ay ka jirto, wuxuuna tilmaamay in la xoojinayo maamulka ka jira hada, sidoo […]

Continue Reading

Eng. Yariisow iyo Taabid oo kulankoodu ugu horeeyey yeeshay

Waxaa xalay la soo afjaray xiisadii maalmahan ka taagneyd Gobolka Banaadir ee ka dhalatay khilaafkii arrimaha maqaamka Caasimadda, taasoo uu xilka ku waayay Guddoomiyihii Gobolka Banaadir Taabid Cabdi Maxamed. Xubno isugu jiray Wasiiro, Taliyeyaal, iyo Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir Eng. C/raxmaan Yariisow ayaa caawa gurigiisa ku booqday Guddoomiye Taabid Cabdi, waxaana dhex maray kulan […]

Continue Reading

Sawirro: MD Farmaajo oo si weyn loogu soo dhaweeyey Balanbale

Wafdiga Madaxweynaha Federalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa gaaray degmada Balanbale waqooyiga gobolka Galgaduud. Qeybaha Bulshada ayaa si weyn u soo dhaweeyey Wafdiga Madaxweynaha. Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Xaaf, Madaxweyne ku xigeenka Maxamed Xaashi, Madaxa Xukuumadda Sheekh Shaakir, iyo masuuliyiin kale. Wafdiga Madaxweyne Farmaajo ayaa goordhow u ambabaxay Xeraale.

Continue Reading

Buugga “U HIILI UBADKAAGA” oo Galkacyo lagu soo bandhigay

Buugga “U HIILI UBADKAAGA” ee uu qoray Faarax Maxamuud Xiirane (Faarax Lamaane) ayaa xalay lagu soo bandhigay Hotel Embassy magaalada Galkacyo, Waxaana munaasabadda bandhiga kasoo qeybgalay qeybaha kala duwan ee bulshada. Galkacyo Waa Magaaladii Saddexaad ee ka tirsan Galmudug ee lagu soo bandhigo buugaan, horey waxaa bandhigyo nuucaan ah lagu qabtay Magaalooyinka Dhuusamareeb iyo Cadaado. […]

Continue Reading