Shillin Soomaaliga oo dib uga shaqeynaya Magaalada Beledweyne
Ganacsatada magaalada Beledweyne ayaa bilaabay isticmaalka lacagta Shillin Soomaaliga kadib muddo shan bilood oo lacagta dollarka iyo lacagaha mobeelada laga tuuro wax lagu kala iibsanayay. Dadaalo ay sameeyeen Maamulka Hirshabelle, culumaa’udiinka, waxgaradka iyo qaar ka mid ah ganacatada ayaa ugu dambeyntii sababtay in lagu arko suuqyada magaalada Beledweyne lacagta Shillin Soomaaliga oo si caadi ah wax […]
Continue Reading