Qaar ka mid ah wadooyinka Muqdisho oo xiran.
Wadooyinka qaar ee Magaalada Muqdisho ayaa saaka xiran gaadiidkana loo diidayaa inay ka gudbaan, waxaana wadooyinka xiran cidamada dowladdaFederalka Somaliya. Isgoysyada ay ka soo gudbaan gaadiidka ee wadada wadnaha ayaa gabi ahaanba xiran oo gaadiidka iyo mootooyinka waxaa loo diidayaa inay ka soo gudbaan. Illaa hadda ma cadda sababta rasmiga ah ee ka dambeysay in […]
Continue Reading