Madaxweyne Xaaf oo maanta tagaya Dhuusamareeb
Sida ay inoo xaqiijiyeen saraakiil ka tirsan Madaxtooyada Galmudug, Madaxweyne Axmed Ducaale Xaaf iyo masuuliyiin kale ayaa maanta tagaya magaalada Dhuusamareeb caasimadda Galmudug. Madaxweynaha ayaa safarkiisa waxaa ku wehliya xildhibaano ka tirsan Barlamaanka Galmudug, diyaargarowga soo dhaweynta Madaxweynaha ayaa ka socota caasimadda Dhuusamareeb. Dhanka kale ilo xog-ogaal ah ayaa inoo xaqiijiyey Madmadow soo kala dhexgalay […]
Continue Reading