Howlgallo culus oo maanta ka socda Degmada Afgooye

Ciidanka dowladda Soomaaliya ayaa maanta howlgallo baaritaan waxa ay ka wadaan degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose. Ciidamada  ayaa baadigoobaya dagaalyahanada Al-Shabaab ee lagu tuhmayo in ay ku sugan yihiin qeybo ka mid ah Xaafadaha degmada Afgooye. Al-Shabaab ayaa Qarax khasaare geystay ku qaaday degmada Afgooye, gaar ahaan xarun Dowladda Imaaraadka ay ciidamo ku tababarto. Maamulka […]

Continue Reading

Dowladda Federaalka oo go’aan kasoo saartay heshiiska Dekedda Berbera

Warsaxaafadeed kasoo baxay wasaaradda Dekeddaha iyo gadiidka badda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si cad uga soo horjeesatay heshiiskii ay Dubai ku gaareen maamulka Somaliland, itoobiya iyo DP World. Wasaaradda ayaa cadeysay inaysan jirin cid ku matalaysay heshiiskaas oo dhigayey in 19% ay yeelato itoobiya dakhliga dekadda, halka Somaliland helayso 30%, Sidoo kale DP World ayaa […]

Continue Reading

Maxaa kasoo baxay Kulanka Guddiga Amniga Gobolka Banaadir?

Shirka Guddiga Amniga Gobolka Benaadir oo guddoominayey Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) oo ay ka qeyb galeen guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasadda Mudane Maxamed C/laahi Maxamed, taliyeyaasha qeybta gobolka ee ciidamada Millatariga, Booliska, Nabad-sugidda iyo Asluubta ayaa waxaa looga wada hadlay afar qodob oo mudnaan u leh ammaanka Caasimadda. Waxaa sidoo kale […]

Continue Reading

Xaflad lagu soo xirayay dhameystirka hishiiskii Galmudug iyo Ahlusuna (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Gelle Xaaf ayaa galabta ugu qayb galay magaalada Dhuusamareeb caasimadda Galmudug  xaflad lagu soo xirayay dhameystirka hishiiskii u dhaxeeyay Galmudug iyo Ahlusuna, waxaana xaflada joogay madaxa Xukuumada Galmudug  Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan, Wasiiro, Xildhibaano, iyo qeybaha Bulshada. Kooxda Waaberi Galmudug ayaa munaasabadda ku soo bandhigay heeso ka turjumaya […]

Continue Reading

Muxuu ku saabsan yahay safarka MD Farmaajo ee dalka Uganda?

Muqdisho, 01 Maarso 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta u ambabaxay magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda, halkaas oo Maalinta berri ah uu ka furmi doono shir ku saabsan istaraatiijiyadda xoojinta Ciidanka Soomaaliya. Shirkan ayaa diiradda lagu saari doonaa iskaashiga dagaalka ka dhanka argagixisada Alshabaab, tayeynta […]

Continue Reading

Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay duleedka Muqdisho

Wararka naga soo gaaraya duleedka Muqdisho ayaa sheegaya in Qarax ismiidaamin ah goor dhoweyd ka dhacay Koontaroolka Siinka Dheer, halkaasoo ciidamada ammaanka ay ku baaraan gaadiidka soo galaya magaalada Muqdisho. Wararka ayaa intaa ku daraya in gaariga uu ku qarxay goob lagu diiwaan geliyo gaadiidka soo galaya Muqdisho. Dhanka kale Al-Shabaab ayaa baraha Internet-ka ku […]

Continue Reading

Daawo: Kulan loogu duceynayey Marxuum Axmed Diiriye

Magaalada Cadaado ayaa waxaa lagu qabtay kulan loogu duceynayo Marxuum Axmed Diiriye Cali oo todobaadkii hore ku geeriyooday magaalada Muqdisho, Marxuumka ayaa ka mid ahaa Nabaddoonada ugu caansan Soomaaliya, Kulanka ducada ayaa waxaa kasoo qeybgalay Madaxda Galmudug iyo qeybaha Bulshada. halkaan ka daawo Muuqaal aan idinkaga diyaarinay kulanka. Allaha U Naxariisto Marxuumka. aan u duceyno […]

Continue Reading

MD Farmaajo oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha Spain (Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waraaqaha Aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee dalka Spain u qaabilsan Soomaaliya Mudane Javier Garcia De Viedma. Madaxwaynaha iyo Safiirka oo ay weheliyaan Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Diblumaasiyiin ka tirsan labada dal ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dhinac […]

Continue Reading

Wade Bajaaj oo Xalay lagu dilay magaalada Muqdisho

Magaalada Muqdisho, ayaa waxaa xalay lagu dilay nin dhalinyaro ah oo watay mooto Bajaaj, kadib markii ay wada murmeen askari ka tirsanaa ciidamada Booliska Somaliya. Askariga falka dilka ah gaystay, ayaa ku sugnaa Bar koontarool oo ciidamada Booliska ku leeyihiin agagaarka Isgoyska Shaqaalaha ee Magaalada Muqdisho. Askariga iyo ninka watay Mooto Bajaajta, ayaa waxaa dhexmaray […]

Continue Reading