Sahra Axmed Jaamac oo ku geeriyootay Hargeysa

Wararka naga soogaaraya Magaalada Hargeysa ee Xarunta Maamulka Somaliland ayaa sheegaya in halkaas ay saaka ku geeriyootay Fanaanadda Sahra Axmed Jaamac. Sahra ayaa maalmahan ku xanuunsaneysay Isbitaal ku yaalla Magaalada Hargeysa halkaas oo ay saaka ku naf baxday. Geerida Sahra waxaa xaqiijiyay Dhaqaatiirta gacanta ku hayay ee ka howlgala Isbitaalka ay ku xanuunsaneysay. Sahra waxaa […]

Continue Reading

Ilwaad Elman oo loo magacaabay la taliyaha Xoghayaha Guud ee Qaramada midoobay

Ilwaad Elman waa gabar Soomaaliyeed oo u dhaqdhaqaaqda arrimaha bulshada, Haatan Ilwaad dadeelkii waxaa aqoonsatay Qaramada Midoobay oo u magacowday inay ka mid noqoto la taliyeyaasha dhanka nabadeynta ee Xoghayaha Guud ee Jamciyaddaasi, Antonio Guterres. Gabadhan ayaa waxaa dhalay Halyeygii Elman oo lagu xasuusto nabadeynta iyo daryeelka ciyaal darbi jiifka  magaalada Muqdisho. waxaana gabadhan muddana […]

Continue Reading

Daawo: Cadaado oo looga dhawaaqay Gogosha Badbaadinta Galmudug.

Waxgaradka , Nabadoonada iyo Xildhibaanada Cadaado ayaa maanta shir jaraa’id oo ay qabteen ayey ugu baaqeen beelaha daga Galmudug in ay kasoo qeyb galaan gogosha looga tashano badbaadin Galmudug, gogoshaas oo ay sheegeen in ay ka fidsan tahay Magaalada Cadaado. Waxgaradkan ayaa sheegay in Madaxdii Galmudug ay ururka Ahlu sunna gacanta u galiyeen Maamulkii Galmudug, […]

Continue Reading

Waanwaantii MD Farmaajo oo fashilantay

Waxaa soo baxaya warar sheegayaa inuu fashilmay wada hadalkii Madaxweyne Farmaajo uu ka dhex waday Xildhibaanada Golaha Shacabka oo laba dhinac u kala qaybsan. Sida muuqata in fashil uu jiro, waxa ay ka dambeysay kadib markii shalay Muqdisho ay ku shireen Xildhibaanada difaacaya Gudoomiye Jawaari, kuwaasi oo ka digay in maalinta Berri ah Baarlamaanka la […]

Continue Reading

Jawaari oo sharci darro ku tilmaamay shaqa joojintii C/kariin Buux

War goor dhawayd uu soo saaray Gudoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamanka Federaalka Maxamad Sheekh Cismaan Jawaari ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay go’aankii Gudoomiye kuxigeenka koowaad Cabdiwali Sheekh Ibrahim Muudey uu shaqada kaga joojiyay Xogeyaha Guud ee Baarlamanka Cabdikarim Xaaji Cabdi Buux, wuxuna sheegay in go’aankaasi aanu haysan wax sharciyad ah. Halkan ka akhriso warka […]

Continue Reading