Daawo: Tiicey oo si heer sare loogu soo dhaweeyey London

Madaxweynihii hore Maamulkii Ximan iyo Xeeb Maxamed Cabdullaahi Tiiceey ayaa si weyn loogu soo dhaweeyey Magaalada London ee xarunta UK. Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalkaasi ayaa u qabatay Madaxweynaha xaflad lagu soo dhaweynayey. waxaana munaasabadda kasoo qeyb galay qeybaha kala duwan ee bulshada. iyadoo Mr. Tiicey lagu ammaanay inuu dowr fiican ka ciyaaray nabadeynta iyo horumarinta […]

Continue Reading

Abiy Axmed oo loodhaariyay Ra’iisulWasaaraha Ethiopia

Baarlamaanka dalka Itoobiya ayaa ra’iisulwasaare u doortay Abiy Axmed, waxaana isla markiiba loo dhaariyay xilka. Ra’iisulwasaaraha cusub oo khudbad ka horjeediyay xildhibaannada ayaa qiray in “dimuqraadiyadda curdanka ah” ee dalku ay horseeday in ay muwaadiniin dhintaan sannadihii u dambeeyay. Kumannaan dad ah ayaa la xidhay, tiro aan la ogaynna way dhinteen intii ay mudaaharaadyadu ka […]

Continue Reading

Shacab kasoo barakacay Alshabaab oo soo gaaray Cadaado

Waxaa saacadihii ugu dambeeyey Magaalooyinka  Cadaado, Baxdo iyo Xinlabi soo gaaray shacab kasoo barakacay deegaano hoos taga degmada Xarardheere. dadkaan ayaa u  badan dhalinyaro ka soo cararay Alshabaab. Ururka Alshabaab oo maamula degmada Xarardheere iyo deegaanada hoostaga ayaa Beesha Saleebaan ku amray in ay keenaan 240 dhalinyaro askar laga dhigo, arinkaas oo ay ka biyo […]

Continue Reading

Faafaahin Duqeyn diyaaradeed oo ka dhacday Ceelbuur

Wararka ka imaanaya degaan duleedka ka ah degmada Ceelbuur ee Gobolka Galgaduud ayaa waxa ay sheegayaan in galabta halkaasi ay ka dhacday Duqeyn diyaaradeed. Duqeyntan ayaa waxa ay si gaar uga dhacday degaanka lagu magacaabo Dac oo 20-KM ujira degmada Ceelbuur, waxaana fuliyay Diyaarado Drones ah. Dadka degaanka ayaa waxa ay sheegeen in Duqeyntan lala […]

Continue Reading

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay wafdi ka socda Beesha Caalamka (Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta si wadajir ah u qaabilay Guddiga Qaramada Midoobay iyo Midowga Afrika u qaabilsan dhaqaale u raadinta ciidamada Midowga Afrika ee ku sugan Soomaaliya. Madaxweyne Farmaajo ayaa la wadaagay masuuliyantan ahmiyadda ay leedahay in lasii dardargeliyo wadashaqeynta AMISOM iyo Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, dadaallada lagu xaqiijinayo […]

Continue Reading

Dawladda Hoose ee Muqdisho oo furtay tartan Qandaraas dayactirka 6 xafiis

Munaasabad si heer sare loo soo agaasimay oo ka dhacday Xarunta Aqalka D/Hoose ayaa maanta lagu furay codsiyo ku saabsanaa Qandaraas dayactir ee xafiisyo loogu adeegi doono dadweynaha ku nool ilaa 6 degmo oo kala ah; (Xamarweyne, Shangani, Shibis, Bondhere, Wartanabadda iyo Cabdicasiis). Munaasabadda ayaa waxaa goob joog ka ahaa Guddoomiyaha G/Benaadir ahna Duqa Muqdisho Eng. […]

Continue Reading

Guddoomiye Yariisow oo kormeeray Wadada Sodonka (Sawirro)

Guddoomiyaha gobolka banaadir ahna duqa muqdisho Mudane C/raxmaan Cumar Cismaan “ Eng Yariisow “ ayaa maanta booqasho ku tagay Wadada Sodonka ee Muqdisho. Guddoomiye Yariisow waxaa koormeerka ku wehlinaayay masuuliyiin ka tirsan gobolka banaadir, waxa uuna la kulmay Masuuliyiinta degmooyinka Yaaqshiid iyo Kaaraan. Wadada Sodonka ayaa waxaa ka socda howlo dayactir iyo dib u dhis […]

Continue Reading