Midowga Afrika oo ka hadlay Khilaafka Madaxda Dowladda
Midowga Africa ayaa war saxaafadeed ka soo saaray xaalada siyaasadeed ee Baarlamaanka iyo dhacdadii Arbacadii la soo dhaafay ka dhacday xarunta Golaha Shacabka. Akkhriso War-saxaafadeed ka soo baxay Midowga Africa 1- Sida aad ogtihiin dhammaantiina, waxa aanu mareynaa xaalad siyaasadeed oo adag. Aqalka hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya oo sidoo kale loo yaqaan Golaha Shacabka waxa […]
Continue Reading