Gudoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa goordhow shir jaraa’id oo uu ku qabtay hoyga uu ka dagan yahay Magaalada Muqdisho wuxuu uga hadlay arimo badan oo muhiim ah. isagoo si gaar ah diirada u saaray sida ay wax uga dhaceen maanta xarunta Golaha Shacabka.
hadaba halkaan ka daawo Shirka jaraa’id .. la wadaag saaxiibadaa.