Ciidamada Itoobiya oo si rasmi ah uga guuray Dhuusamareeb

Ciidamada itoobiya muddo ku dhow 10 sano ku sugnaa gobolka Galgaduud, gaar ahaan Magaalada Dhuusamareeb ayaa si rasmi ah maanta u baneeyey saldhigii ugu dambeeyey ay ku lahaayeen halkaasi. Ciidamadan oo xooggoodu dhawaan ka guuray, ayaa intii ugu dambeysay maanta ka guureen Magaalada Dhuusamareeb Goobjoogayaal ku sugan Guriceel iyo Dhuusamareeb ayaa ceelhuur.com u xaqiijiyey in […]

Continue Reading

Cabdullaahi Faarax Wehliye oo ku guuleystay Kursigii Beesha Duduble.

Waxaa goordhow soo dhamaatay tirinta codadka doorashad kursigii uu ka geeriyooday Allaha U naxariistee Bootaan Ciise Caalin, kursiga oo ka mid ah kuraasta Beesha Maxamuud Hiraab (Duduble) ku leedahay Golaha Shacabka. Waxaana kursigan ku loolamay saddex Musharax oo kala ah : 1- Cabdullaahi Faarax Wehliye Waa wasiiru dowlaha Arimaha Gudaha iyo Federaalka, Waxaana uu horey […]

Continue Reading

Imaaraatka oo bilaabay inay ka baxaan Soomaaliya

Dowladda imaaraatka carabta ayaa bilowday in ay saraakiisheeda ciidan kala baxdo Soomaaliya, kadib markii dhawaan dowladda federaalka shaacisay in la wareegtay xuquuqda iyo tababarada ciidamo ay imaaraatku ku tababarayeen Magaalooyinka Muqdisho iyo Boosaaso. Diyaarad gaar ah ayaa maanta garoonka Muqdisho ka qaaday 23 Sarkaal oo ahaa tababarayaal ciidan, waxaana diyaaradii siday ka dagtay garoonka diyaaradaha […]

Continue Reading

Madaxweyne Farmaajo oo gaaray Sucuudiga

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray Magaalada Dammaam ee dalka Sucuudiga, halkaas oo uu ka furmi doono Shirka 29aad ee Madaxda waddamada ku mideysan ururka Jaamacadda Carabta. Shirkan waxaa diirradda lagu saarayaa qadiyadda Falastiin, dagaalka ka dhanka argagixisada iyo xiisadaha ka taagan dalalka Suuriya, Yamen iyo Liibiya, […]

Continue Reading

Shir looga hadlayo Horumarinta Galmudug oo ka furmay Dhuusamareeb (Sawirro)

Shirkaan oo looga hadli doono qorshaha horumarinta Galmudug oo maanta ka furmay magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa ka qeyb galaya aqoonyahno iyo madax katirsan Galmudug oo uu kamid yahay Madaxa Xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir, waxaana sida qorshuhu yahay uu socon doonaa muddo afar maalin ah. Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Dawlad Goboleedka Galmudug C/xakiin Cali Guure ayaa […]

Continue Reading

Madaxweyne Farmaajo oo u safray Sucuudiga

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi ballaaran uu horkacayo ayaa saaka u ambabaxay dalka Sacuudiga, halkaasoo uu uga qeyb galayo shir madaxeedka 29aad ee Jaamacadda Carabta oo maalinta berri furmaya. Madaxweynaha ayaa waxaa Sacuudiga uga sii horeeyay wafdi horudhac ah oo uu hoggaaminayay Wasirika Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Axmed Ciise Axmed. […]

Continue Reading

Sawirro: Sarkaal ka soo goostay Shabaab oo la gudoonsiiyey 15,000$

Maamulka Koofur Galbeed ayaa abaal marin lacageed oo gaareysa $15,000 guddoonsiiyay Sarkaal ka soo goostay Al-Shabaab, kaasoo wada hadal la furay maamulka, ka hor inta aanu isa soo dhiibin. Sarkaalkan ayaa magaciisa lagu sheegay Maxamed Xasan Aadan oo loo yaqaano Sandheere ayaa bishii January iska soo dhiibay magaalada Baydhabo, isagoo xusay inuu go’aansaday inuu isaga […]

Continue Reading