Iska-horimaad ka dhacay Magaalada Muqdisho

Ciidanka Nabad Sugidda Soomaaliya iyo Afar nin oo ka tirsan ururka Al-shabaab ayaa galabta waxa uu iska hor imaad ku dhexmaray Isgoyska Carafaad ee degmada Yaaqshiid. Ciidanka Nabad Sugidda Soomaaliya ayaa ka war helay in agagaarka Isgoyska Carafaad ay ku sugan yihiin Afar nin  oo Shabaab ka tirsan, kuwaasi oo watay Bastoolado iyo Bambooyinka gacanta […]

Continue Reading

Wasiirka Gashandhiga oo isku sharaxay Gudomiyaha Barlamaanka

Wasiirka difaaca ee xukuumadda federaalka Soomaaliya, Maxmed Mursal Sheekh Ibraahim ayaa shaaca ka qaaday inuu yahay musharrax u taagan xilka guddoomiyaha golaha shacabka ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Mursal oo goor dhow saxaafadda kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa sheegay inuu leeyahay khibraddeeda, islamarkaana uu kasoo bixi xilkaan. Waxa uu xildhibaannada golaha shacabka ka dalbaday in codka […]

Continue Reading

Madaxweyne Farmaajo oo Taleefoonka kula hadlay dhigiisa Dalka Masar

Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo xalay khadka telefoonka kula hadlay dhiggiisa dalka Masar Mudane Cabdulfataax Al Sisi ayaa uga mahadceliyay taageerada joogtada ah ee ay Dowladda Masar la garab taagantahay shacabka Soomaaliyeed, isaga oo intaas raaciyay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay sii adkeynayso xiriirka soo jireenka ah ee ka dhaxeeya labada dal ee walaalaha ah. […]

Continue Reading

Madaxweyne Farmaajo oo dib ugu laabtay Wasaarada Gaashaandhigga

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta dib ugu laabtay Xafiiskii Wasaaradda Gaashaandhigga ee uu ku shaqeynayay muddadii ugu dambeeysay. Maxamed Cabdulaahi Farmaajo Madaxweynaha Soomaaliya oo dhowaan dib ugu laabtay madaxtooyada dalka kadib markii uu xoogeystey khilaaf u dhexeeyay xildhibaanada baarlamaanka Federalka. Madaxweyne Farmaajo ayaa sidoo kale maalinta shalay ahayd ka soo laabtay Dalka Boqortooyada […]

Continue Reading

Shirkadaha Daallo iyo Jubba oo war kasoo saaray arrimaha Xajka

Shirkadaha Duulimaadyada Jubba iyo Daallo ayaa soo saaray warsaxaafadeed ay kaga hadlayaan eedeymo muddooyinkii u dambeeyay loo jeedinayay. Labada shirkadood ayaa sheegay in mas’uuliyiin xasaanad leh ay ka been abuuraan shirkadda, maadaama lagu eedeeyo inay dhaqaalo badan ka qaadaan dadka xujeyda ah. Aqalka sare ayaa dhawaan su’aalo arimaha xajka ku aadan weydiiyay wasiirkii Diinta iyo […]

Continue Reading

Nin Baraha Bulshadda ku dhaliilay Muuse biixi oo xukun lagu riday

Magaalada Hargeysa ee caasimadda maamulka Somaliland ayaa waxaa Maxkamad halkaasi ku taalla ay xukun ku riday Qoraa Maxamed Keyse Maxamuud oo lagu eedeeyay aflagaaddo liddi ku ah Somaliland. Maxakamada Gobolka Hargeysa ayaa Maxamed Kayse Bigeeye ku xukuntay  hal sano iyo lix bilood, ka dib markii bogga uu ku leeyahay Facebookga uu ku soo qoray erayo […]

Continue Reading

Gudoomiyaha Hobyo oo dhagax-dhigay Aargada Magaalada (Sawirro)

Gudoomiyaha Degmada Hobyo Cabdullaahi Axmed Cli “Faat” ayaa dhagaxdhigay dhismaha Aargada degmada Hobyo, Waxaana dhagaxdhigga ku wehliyey  Dr. Cumar salad Elmi, Aargadan ayaa ku fadhisa 9.3m Oo balaca iyo 8m Oo dhirir ah. Dhagax dhigga Aargadan ayaa ka dambeysay kadib markii lasoo gabangabeeyey  dhismaha wadada Hobyo ilaa Wisil. Wadadan ayaa gaaraysa ilaa 60 km, waxaana sidoo […]

Continue Reading

Macalin Jaamacadeed oo Xalay lagu dilay Muqdisho

Xaafada Oodweynee degmada Deyniile ayaa waxa  xalay fiidkii  lagu dilay Macalin wax ka dhiga mid ka mid ah Jaamacadaha ku yaalla Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya. Rag hubeysan ayaa Macalinka ka toogtay qeybta sare ee jirkiisa, kadib markii ay dhawr xabadood ku dhufteen, waxayna halkaasi ka dhaqaaqeen markii ay hubsadeen in ay toogteen Macalinka. Dad […]

Continue Reading

Madaxweyne Farmaajo oo dalka dib ugu soo laabtay

Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeyb galay shir-madaxeedka dalalka xubnaha ka ah Jaamacadda Carabta oo ka dhacay magaalada Al-Dahraan ee Boqortooyada Sucuudiga ayaa saaka dalka dib ugu soo laabtay. Madaxweynaha ayaa intii uu shirku socday waxa uu la wadaagay madaxda Carabta, guulaha la taaban karo ee Soomaaliya ay ku tallaabsatay […]

Continue Reading