Sh. Shaakir oo Daah furay Imitxaanka Dugsiyada Sare Galmudug (Sawirro)

Madaxa Xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa maanta Magaalada Dusmareeb caasimadda Dowlad goboleedka Galmudug ka daahfuray imtixaanka mideysan ee Dugsiyada Sare. Imitixaanka ayaa waxaa qaadistiisa iska kaashanaya Wasaaradda Waxbarashada Galmudug iyo Wasaaradda Waxbarashada Dowladda Dhexe, koofurta iyo Bartamaha Soomaaliya ayaa maanta waxaa imtixaanka u fariisanaya 27600 Arday, Gobolka Banaadir kaliya ayaa waxaa imtixaanka […]

Continue Reading

RW Kheyre oo Daah furay Imtixaanka Mideysan ee Dugsiyada Sare Dalka

Ra”iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa Daah furay Imtixaanaadka Shahaadiga ah ee Dugsiyada Sare dalka, oo sanadkaan ay u fariisanayaan 27,600 oo arday. Ra’iisul Wasaaraha oo booqday goobo lagu qaadaayay Imtixaanka ayaa ardayda kula dardaarmay in ay naftooda aaminaan,islamarkaana ay si degan Imtixaanka uga shaqeeyaan,qishkana ay iska ilaaliyaan. Imtixaanka ayaa si rasmi ah maanta […]

Continue Reading

Interview: Monica Juma Kenya’s Foreign Minister on peace in the Horn and East Africa

Monica Juma Kenya’s new Foreign Minister (officially Cabinet Secretary in charge of Foreign Affairs) has had a long and distinguished career in the country’s diplomatic service, specialising in defence and security. She was Permanent Secretary in Kenya’s sensitive Defence and Interior Ministries before moving to the Foreign Ministry. In this interview with Wanjohi Kabukuru, she brings into […]

Continue Reading

SOMAALILAND LAMA DAAYO LAMANA DAAWEEYO!!

Gobolada Waqooyi –Somaliland – waxay xuriryadda qaadatay 26 Juun 1960. waxay ka xorowday gumeystihii ingiriiska, muddo shan maalmood ah ( 26 – 30 juun 1960 gobolada waqooyi waxay ahaayeen gobolkii ugu horeeyay ee shantii Soomaali weyn xoroobay. Shicibka gobolada waqooyi waxay ku waasheen oo ay jeclaayeen Soomaali weyn. 1dii Luulyo 1960 waxay la midoobeen goboladi […]

Continue Reading

Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo Magacaabay Gudiga la socodka Fatahaadaha

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa magacaabay 9 xubnood oo ah Guddi la socodka Fatahaadaha Webiyada Shabeelle iyo Jubba. Guddigan ayaa ayaa waxaa Madax u ah C/wali Sheekh Muudeey gudoomiye ku xigeenka 1-aad Golaha Shacabka. Liiska Xubnaha Guddiga : Xildhibaan C/wali Ibraahim Muudeey Xildhibaan Cabdullaahi Goodax Barre Xildhibaan Maxamed C/raxmaan […]

Continue Reading

Xaqiiqooyinka Dastuurka cusub ee Galmudug Qeybta 4-aad

Cutubka Saddaxaad. Qaab-dhismeedka Dowlad Goboleedka Galmudug (DGGM). Qodobka 32aad. Fidinta Awoodda Maamul ee DGGM. 1) Awoodda maamul ee DGGM waxaa lagu baahinayaa gobolada, degmooyinka iyo tuuloyinka; waxaa jiraya Goleyaasha Xeer-dejinta iyo Xukuumadda DGGM iyo maamulo laga soo doorto golayaasha heer gobol iyo heer degmo oo markooda soo dooranaya Guddomiyeyaasha heer gobol iyo heer degmo. 2) […]

Continue Reading

Golaha Wasiirada oo ansixiyay sharciga Duulista iyo Hawada (Sawirro)

Shirka Khamiislaha ah ee golaha Wasiirada xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu shir gudoomiyay Ra’iisul wasaare Xassan Cali Khayre ayaa lagu ansixiyay sharciga Duulista iyo Hawada, iyada oo golaha la hor geeyay Hindise sharciyeedka denbiyada kufsiga iyo sharciga Nakhshadeynta magaalooyinka, waxaana golaha warbixinno siiyay qaar kamid ah wasiirada ka qeyb galay kulanka maanta. “Shirka Golaha wasiirada […]

Continue Reading

Maxamed Xaashi iyo Cali Gacal oo la kulmay Micheal Keating (Sawirro)

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi iyo Gudoomiyaha Barlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir ayaa la kulmay Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay Micheal Keating, kulankan ayaa ka dhacay Magaalada Muqdisho. Labada dhinac ayaa ka wada hadlay xaalada siyaasadeed ee ka jirta Galmudug, Xaashi iyo Casir ayaa hogaaminaya garab siyaasadeed ee ka soo horjeeda Madaxweynaha Galmudug […]

Continue Reading