Fatahaadda Webiga Shabeelle oo gaartay Buuloburde (Sawirro)
Magaalada Buulo Burde ee gobolka Hiiraan ayaa waxaa sameyn weyn ku yeeshay dadka kunool Wabiga Shabeelle oo ku fatahay Xaafado ka mid ah Magaaladaasi. Dadka kunool Magaalada Buulo Burde ayaa hadda la kulmaya dhibaatooyin la mid ah midda ay qabaan dadka kunool Magaalooyinka Beledweyne iyo Baardheere. Buulo Burde ayaa horey waxaa u go’doomiyey Ururka Alshabaab, […]
Continue Reading