RW ku-xigeenka oo furay shirka Mashaariicda horumarineed ee Dalka (Sawirro)

Ra’iisul wasaare ku-xigeenka Dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa Magaalada Muqdisho ka furay maanta shirka Billaha ah  ee looga hadlo Mashaariicda horumarineed ee Dalka ka socda,Amniga iyo Siyaasadda. Shirkan waxaa ka qeyb-galay Wasiirro ka tirsan Xukuumadda Federaalka  Soomaaliya, xubno ka socda Dowlad Goboleedyada Dalka ,Safiirada Dalalka Caalamka u jooga Soomaaliya iyo Hay’adaha gar-gaarka ee Qaramada […]

Continue Reading

Wasaaradda Warfaafinta oo dib u howl-gelinaysa Tiyaatarka Qaranka Soomaaliyeed

Wasaaradda Warfaafinta dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa wadda qorshe dib loogu howl-gelinayo xaruntii Golaha Murtida iyo madaddaalada ee National Teatre-ka. Ku simaha Wasiirka Warfaafinta ahna Wasiir ku xigeenka wasaaradda warfaafinta, C/raxmaan Iidaan Yoonis, Agaasimaha guud ee wasaaradda warfaafinta, C/raxmaan Sh, Yuusuf  (Al-caddaala) Agaasimaha Tiyaatarka Qaranka Cusmaan C/laahi Guure iyo masuuliyiin kale oo […]

Continue Reading

Gudoomiyaha Dhalinayrada Hobyo oo la doortay (Sawirro)

Gudoomiyaha iyo Gudoomiye ku xigeenka Ururka Dhalinyarada degmada Hobyo ayaa lagu doortay Magaalo xeebeedka Hobyo gobolka Mudug. Doorashada Guddoonka dhalinyarada ayaa waxaa ku tartamay Afar ka mid ah dhalinyarada Hobyo. Waxaana goobjoog ka ahaa Wasiirka Dekedaha Galmudug Cabdulqaadir Qalabxoor, Gudoomiyaha degmada Hobyo Cabdullaahi Faat iyo masuuliyiin kale. Gudoomiyaha Dhalinyarada degmada Hobyo ayaa waxaa loo doortay […]

Continue Reading

Kooxda Daacish oo dil ka geystay Muqdisho

kooxda Daacish ayaa sheegatay dilka Askari ka tirsan ciidanka ciidanka ilaalada waddooyinka (Taraafiko) iyo dhaawaca Askari kale , dilkan ayaa ka dhacay isgoyska Bakaaraha ee magaalada Muqdisho. Sawir ay soo dhigeen bartooda Twitterka ayaa muujinaya nin dhalinyaro ah oo Dilaya Askariga Taraafikada oo ku mashquulsanaa hagidda gawaaridda. Kooxda Daacish ayaa dilalka ugu badan ka geysta Suuqa Bakaaraha […]

Continue Reading

Maxaa kasoo baxay Wadahadaladii Madaxda Galmudug uga socday Muqdisho?

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf, Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi, Gudoomiyaha Barlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir iyo Wakiilka Ahlu Sunna Saadaq Sheekh Yuusuf ayaa maalmihii la soo dhaafay kulamo ku lahaa magaalada Muqdisho. Wadahadaladaan ayaa yimid kadib markii Dowlad federaalka ku caadaadisay Madaxda Galmudug in ay iyagu xaliyaan khilaafka ka dhaxeeya, Waxaana […]

Continue Reading

Wasiirada H/Guud ee Maamul Goboledyada oo eedeeyay Wasaarada H/guud JFS

War-saxaafadeedkan, waxaa si wada jir ah u soo saaray: Wasiirada Wasaaradaha Hawlaha Guud ee Dawlad Goboleedyada Puntland, Jubbaland, Galmudug iyo Hirshabeelle. Sida aan wada ogsoonnahay dalkeenna Soomaaliya, wuxuu doortay ku dhaqanka nidaamka federaaliga ah. Waxaana lagu heshiiyey in si ku meel gaar ah loogu dhaqmo si wada jir ahna loo ixtiraammo dastuurka ku-meelka ah ee […]

Continue Reading

Tapping Sustainable Energy in Somalia

Tapping Sustainable Energy in Somalia By Peyton Fleming, Lead Writer, Sustainable Energy for All Somalia’s energy economy is as challenging as you’ll find anywhere. Diesel generators are the country’s biggest power source. Electricity, which is largely non-existent, is prohibitively expensive. Nearly everyone cooks with firewood, charcoal and even animal dung, which cause harmful indoor air […]

Continue Reading