Somalia’s international partners are gravely concerned over clashes near Tukaraq

Somalia’s international partners are gravely concerned over the latest armed clashes taking place near the Tukaraq area of the Sool region between Puntland and ‘Somaliland,’ and are urgently calling for an immediate ceasefire. According to reports, heavy fighting broke out earlier this morning between Puntland and ‘Somaliland’ forces, reportedly with the use of heavy weaponry. […]

Continue Reading

RW Kheyre oo Joojiyey xil ka Qaadista Agaasimayaasha Guud

Wareegto kasoo baxday xafiiska Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre kuna taariikheysan 16 May 2018 ayuu ku amray wasiirada Xukuumadiisa in aysan xilka ka qaadi karin Agaasimayaasha Guud iyo Xogyayaasha joogtada ah ee Wasaaradda isaga oo aan la tashi lala sameynin. Arintaan ayaa muujinaysa in Ra’iisulwasaaruhu doonayo inuu gacanta ku hayo dhammaan shaqooyinka xukuumadda, Sidoo kale […]

Continue Reading

Wararkii ugu dambeeyey Dagaalka Tukoraq

Deegaanka Tukoraq ee gobolka Sool oo isku horfadhiyeen ciidamada maamulada Somaliland iyo Puntland ayaa saaka waxaa ka bilowday dagaal culus u dhaxeeya labada ciidan. dagaalka oo socday muddo saacado ah ayaa goordhow istaagay sida ay inoo xaqiijiyeen ilo xog-ogaal ah. Waxaa jira khasaare ka dhashay dagaalka, laakiin wali ma cadda tirada rasmiga ah, sidoo kale […]

Continue Reading

Soomaaliya & Pakistan oo kala saxiixday heshiis Muhiim ah (Sawirro)

Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladda Pakistan ayaa kala saxiixday heshiis ku saabsan diiwaangelinta iyo kaydinta xogta dadweynaha Soomaaliyeed, farsamada ku bixi doonta iyo tabobarada ayey ka caawin doontaa, waxaana ay Dowladda Pakistan ku bixin doontaa $10.5 Milyan si loo hirgeliyo mashruucaas. Munaasabadda oo ka dhacday Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Pakistan waxaa kasoo qeyb galay masuuliyiinta ugu […]

Continue Reading

Maxakamadeynta Raggii weeraray Hotel Naasa Hablood 2 oo bilaabatay

Maxkamadda D, 1-aad ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa qaaday kiiskan loo heysto eedeysanayaasha kala ah:-  Farxaan Maxammed Samatar, C/naasir Dhaqane Xasan iyo Abshir Maxa’d Xaaji Buule, waxaana dhammaantood xafiiska xeer ilaalinta Ciidamada Qalabka Sida ku soo eedeyeen in ay ka dambeeyeen weerarkii lagu qaaday Hotel Naasa Hablood 2 kadib 14 October weerarkii ugu dhimashada badnaa […]

Continue Reading

RW Kheyre oo Magacaabay Wasiiro cusub

Ra’iisul Wasaare Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre Wareegto ka soo baxday ayaa caawa lagu magacaabay Wasiiradii ka banaanaa Golaha Wasiirada, iyadoo lix Wasiir la magacaabay, sidoo kale waxaa lamagacaabay Labo Wasiiru dowle iyo Shan Wasiir kuxigeen. Hadaba halkan hoose ka akhriso Magacyada xubnaha la  magacaabay. Wasiirada lamagacabay 1- Xasan Macalin Xuseen Wasiirka Ow-qaafta […]

Continue Reading

Pakistan gives grant of US$ 10.500 million to improve Somalia’s National Identification System

Prime Minister Shahid Khaqan Abbasi has witnessed the signing ceremony of an agreement between Islamic Republic of Pakistan and the Federal Republic of Somalia for a grant of US$ 10.500 million and provision of technical assistance for the development of Somalia’s National Identification System. The signing ceremony held at Prime Minister’s Office was attended by […]

Continue Reading

WFP oo Deked Kooban ka dhisaysa Hobyo (Sawirro)

Waxaa maanta gaaray Magaalada Hobyo saraakiil ka socota Hay’adda Cunada Adduunka WFP, Waana markii labaad oo bishaan gudaheeda tagaan Hobyo. Wafdigan ayaa waxaa halkaas ku soo dhaweeyey Wasiirka Dekedaha Galmudug Cabduqaadir Qalabxoor, Maamulka Degmada Hobyo. Ujeedada Saraakiishaan ayaa ah sidii ay u bilaabi lahaayeen dhismaha deked kooban oo laga dajin doono raashinka Mucaawinada ah ee […]

Continue Reading