Mareykanka iyo Turkiga oo is-faham gaaray

Xoghayaha arrimaha dibedda Mareykanka Mike Pompeo iyo wasiirka arrimaha dibedda Turkiga Mevlut Cavusoglu ayaa dib u xaqiijiyey sida ay uga go’an tahay inay wax ka qabtaan walaacyada ay wada qabaan, oo ay ku jiraan argagixisada. Labadan dal ee isbaheysiga NATO ka wada-tirsan ayaa shalay wada-hadallo ku yeeshay magaalada Washington. Kadib wada-hadallada ayaa qoraal ay si […]

Continue Reading

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo xooga saaraya xalinta khilaafka Gal-Mudug

Wasiirka Arrimaha Gudaha Somalia, Cabdi Maxamed Sabriye ayaa lagu soo waramaya inuu bilaabay dadaalo uu ku bad baadinaayo aayaha maamulka Gal-Mudug oo sanad gudihiis lugaha la galay khilaafkii labbaad. Gal-Mudug ayaa wajaheysa xasarad siyaasadeed oo u dhaxeysa madaxda sare ee maamulka. Khilaafka taagan ayaa ka dhashay qaabkii loo fuliyay heshiiskii lala galay Ahlu Sunna, iyadoo […]

Continue Reading

AlShabaab oo xalay weerar ka geystay Muqdisho

Ururka Al-shabaab ayaa xalay fiidkii waxa ay weerar ku qaadeen xaafad ka tirsan degmada Kaxda ee gobolka Banaadir, gaar ahaan halka loo yaqaano Cali-Goley oo aaggaasi ay barkontorool ku leeyihiin ciidanka ka tirsan kuwa Nabad sugidda Qaranka. Guddoomiyaha degmada Kaxda ee gobolka Banaadir Maxamed Ismaaciil C/laahi oo la hadlay warbaahinta ayaa waxa uu sheegay xubno […]

Continue Reading

Ciidamada Mareykanka oo Duqeyn ka fuliyey Bari

Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in ayada oo la shaqeyneysa dowladda federaalka Soomaaliya ay duqeyn ka dhan ah Al-Shabaab ka fulisay meel 26 mile u jirta Koonfurta Galbeed ee magaalada Boosaaso. Taliska ciidamada Mareykanka ee Afrika ee AFRICOM ayaa sheegay in weerarka oo dhacay labadii June lagu dilay 27 argagixiso. Qoraalka ayaa sidoo kale lagu sheegay […]

Continue Reading

Madaxweynaha Soomaaliya oo Baydhabo ka furay shirka Golaha Amniga Qaranka (Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa goor-dhow ka furay Magaalada Baydhabo Shirka Golaha Amniga Qaranka. Shirkan oo uu shir guddoominayo Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed C/l/aahi Farmaajo ayaa waxaa qayb-galaya Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Md Xasan Cali Khayre , Taliyaasha Ciidamada, xubno ka tirsan Golaha Wasiirada ,dhammaan Madaxda Maamul Goboleedyadda Dalka iyo Guddoomiyha […]

Continue Reading

Daawo: Xildhibaano horleh oo soo gaaray Cadaado

Xildhibaano horleh oo ka tirsan barlamaanka Galmudug ayaa maanta soo gaaray Magaalada Cadaado xarunta Barlamaanka Galmudug. Waxaana halkaas ku soo dhaweeyey Masuuliyiin ka tirsan Galmudug. Tirada xildhibaanada Galmudug ee ku sugan magaalada Cadaado ayaa sii kordheysa, waxaana la filayaa in dhawaan furmaan fadhiyada Barlamaanka. Madaxweynaha Galmudug ayaa dadaal badan ugu jira sidii uu baajin lahaa […]

Continue Reading

Dufcadii 1-aad oo ka Qalinjabiyey Jaamacadda Geeska Afrika Xarunta Cadaado (Sawirro)

Jaamacadda Geeska Afrika qeybteeda Magaalada Cadaado ayaa shalay waxaa ka bilowday difaacashada Buugga Qalinjabinta Dufacadii koowaad ee dhameysa Public Adminstration. Ardaydan ayaa noqonaya kuwii ugu horeeyey oo Jaamacad uga baxa Magaalada Cadaado, waxaana tiradoodu gaaraysaa 15 Arday. waxayna usoo dhabar adeygeen 4 sano oo waxbarasho. iyagoo buugta ay ku qalinjabiyeen xoogga ku saaray cilmi baarisyo […]

Continue Reading

MD Xaaf iyo Sh. Shaakir oo si diiran loogu soo dhaweeyey Baydhabo (Sawirro)

Wafdigii uu hogaaminayey Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa si diiran loogu soo dhaweeyey Magaalada Baydhabo Xarunta kumeelgaarka ah Dowlad goboleedka Koofur Galbeed. Madaxweyne Xaaf ayaa waxaa safarkiisa ku wehliyey wafdi ka socda dowlad goboleedka Puntland oo uu hogaaminayey Madaxweyne Cabdi Wali Gaas. Madaxweyne Xaaf ayaa waxaa wafdigiisa ka mid ahaa Madaxa […]

Continue Reading