Shirka Mashaariicda horumarineed ee Dalka oo lagu qabtay Muqdisho (Sawirro)

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Dalka mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa maanta shir gudoomiyay shir looga hadlayo Mashaariicyada horumarineed ee Dalka laga fuliyo iyo u diyaar garowga shirka ka dhici doona Magaalada Brussels ee cariga Belgium-ka Bishan dhammaadkeeda, kaasi oo lagu qabtay Magaalada Muqdisho. Shirkan Waxaana ka qeyb-galaya qaar ka mid Golaha Wasiiradda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, […]

Continue Reading

Madaxweyne Xaaf oo si diiran loogu soo dhaweeyey Dusmareeb (Sawirro)

Wafdigii dowlad goboleedka Galmudug uga qeyb galay shirkii Golaha Aminga ee Magaalada Baydhabo ayaa maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Dusmareeb Caasimadda Galmudug. Wafdigaan ayaa waxaa hogaaminayey Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale, waxaana si diiran loogu soo dhaweeyey garoonka diyaaradaha Ugaas Nuur, Cutubyo ka tirsan ciidamada, Masuuliyiin iyo qeybaha Bulshada ayaa halkaas ku soo dhaweeyey. Madaxweyne […]

Continue Reading

Daawo: Madaxda Galmudug oo kormeeray Xarunta kafaalo – Cadaado

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi , Gudoomiyaha Barlamaanka Galmudug Cali Gacal iyo masuuliyiin kale ayaa maanta kormeeray xarunta Kafaalo magalaada Cadaado. Xarunta Kafaalo ayaa ah halkii lagu dhisay dowlad goboleedka Galmudug, waxaana la filayaa in ay saldhig u noqoto barlamaanka Galmudug, Masuuliyiintan Galmudug ayaa saxaafadda kula hadlay halkaas. Dhanka kale Markii uu dhamaaday shirka […]

Continue Reading

Pathways for Peace: Reflections from Somalia

Earlier this spring, I was invited to participate in the launch of Pathways for Peace, an important study jointly developed by the UN and World Bank. Based on extensive research of what has ‘worked’ in different countries, the study sets out recommendations for how development processes can better interact with security, diplomacy, mediation, and other efforts to prevent conflicts […]

Continue Reading

WAR-MURTIYEEDKA GOLAHA AMNIGA QARANKA

WAR-MURTIYEEDKA GOLAHA AMNIGA QARANKA Baydhabo, 3-5 Juun, 2018 Golaha Amniga Qaranka ayaa kulankoodii joogtada ahaa ku yeeshay magaalada Baydhabo, 3-5 Juun 2018. Shirkaas oo ka dhacay Xarunta Madaxtooyada, Koonfur Galbeed ee Baydhabo waxaa looga hadlay arrimaha Amniga Qaranka, waxaana shir-guddoomiyey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Waxaa sidoo kale, shirka ka soo qeyb […]

Continue Reading

Xildhibaano ka tirsan Hirshabeelle oo lagu dilay weerar Jidgal ah

Sida ay sheegayaan wararka inaga soo gaaraya, inta u dhaxeysa degaanka Qalimow iyo degmada Balcad waxaa weerar jidgal ah galabta lagula barilmaameedsaday Masuuliyiin ka tirsan maamulka Hirshabeelle iyo ciidan galbinayay. Rag ka tirsan Shabaab gaar ahaan kuwa jugta culus ayaa laba 7 la helay laba gaari oo midi ay saarnaayeen masuuliyiin Hirshabeelle ka tirsan, halka […]

Continue Reading