C/Wali Gaas oo xilkii ka qaaday Taliyayaasha PSS & PIA Puntland

Wareegto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha  Puntland,Cabdiweli Maxammed Cali(Gaas) ayaa xilka looga qaaday agaasimayaashii hay’adaha PSS IYO PIA ee Puntland. Wareegtadaan oo ku taariikhaysan 13 June 2018 ,ayaa xilka looga qaaday agaasimihi guud ee hay’adda Sirdoonka Puntland [Puntland Intelligence Service( PIA)],Cabdirasaaq Ciise Xuseen(Khaatumo) iyo agaasimihi guud ee hay’adda Nabad Sugidda Puntland Security Service(PSS), Cabdullaahi Aadan […]

Continue Reading

Wasaaradda Ganacsiga oo Mamnuucay in dalka la keeno Boombalaha Caruurtu ku ciyaarto

Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya ayaa  Wareegto ka soo baxday  waxaa  ay dalka ka Mamcuunay inay soo galaan Boombalaha Caruurtu ku ciyaarto ee ka samaysan Qoryaha, Baaskooladaha iyo waxyqabaha Qaraxyada. agabkaan ayaa dhibaato ku hayo Shacabka, waxaana caruurtu ay suurtagal tahay in ay naftooda qatar kala kulmaan adeegsiga agabkaan. Halkaan ka aqriso wareegtada Wasaaradda

Continue Reading

Dowlada Sweden oo Soomaaliya ka taageeraysa dhisida Waaxda Tirakoobka (Sawirro)

Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Jamaal Maxamed Xasan ayaa kulan ujeedkiisa ahaa iskaashi dhinaca Tirakoobka la qaatay Agaasimaha Guud ee Hay’addaha Tirakoobka (Statistics) Dalka Sweden oo soo gaaray magaalada Muqdisho. Dowladdaha Soomaaliya iyo Sweden ayaa iskaashanaya dhinacyada Horumarinta ee ku aadan soo saarida xog sax ah oo dhameystiran kuna saabsan dhaqaalaha, tirakoobka […]

Continue Reading

MD Farmaajo oo Warqadaha Aqoonsiga ka guddoomay Safiirka Belgium-ka (Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga danjiranimo ka guddoomay Safiirka cusub ee Dalka Belgiumka u fadhin doona Soomaliya Nicolas Nihon. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa war bixin kooban ka siiyay Safiirka cusub ee Belgium-ka u fadhin doona Soomaaliya xaaladda Dalka iyo sida ay Soomaaliya ugu baahan tahay xilligan saaxiibbo caawiya, Danjire Nicolas […]

Continue Reading

Somali Government Signs up to Western Indian Ocean Ecosystem Initiative

The Government of Somalia has this week signed up to a regional marine partnership initiative to ensure the sustainability of the livelihoods, environment and resources of the Western Indian Ocean. Eight other countries in the region are taking part in the initiative – Comoros, Kenya, Madagascar, Mauritius, Mozambique, Seychelles, South Africa, and Tanzania. The initiative, […]

Continue Reading

Taliyaha Howl-galinta CXD oo booqday Jubbooyinka (Sawirro)

Wafdi uu hoggaaminayo Taliyaha howl-galinta ciidanka xoogga dalka General Maxamed Sheekh Madoobe ayaa booqday Deegaanada Jubboyinka ee dhawaan laga xureeyay Maleyshiyada Nabadiidka Al-shabaab Saraakiisha Ciidanka Xoogga dalka ayaa booqday deegaanada kala ah Baar-sanguuni,kaban iyo Tuulo hoos tagta Degmada jamaame, iyagoona u kuur galay Amniga deegaanadaasi. Taliyaha qeybta 43-aad ee Ciidanka xoogga dalka General Cismaaciil Saxardiid […]

Continue Reading

Dowladda Soomaaliya oo Daahfuray Manhajka Mideysan ee Dugsiyada Hoose Dalka (Sawirro)

Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo bandhigtay Manhajka Mideysan ee dugsiga hoose Dalka, Manhajkaan ayaa ka kooban buugta fasalka koowaad ilaa fasalka afaraad, waana manhajkii ugu horeeyey ee Dugsiga Hoose ee Dowlada Soomaaliya soo saarto tan iyo burburkii Soomaaliya. Munaasabadda ayaa Waxaa goobjoog ka ahaa Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Barlamaanka Soomaaliya Mudane […]

Continue Reading

Midowga Yurub oo 40 Milyan Dollar ku bixinaya Dib u dhiska Booliska Soomaaliya (Sawirro)

Wasiirka Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Abuuker Ducaale Islow ayaa maanta Heshiis dib loogu dhisayo Ciidanka Booliska Soomaaliya Heer Federalka iyo Heer Dowlad Goboleed la saxiixday Peter De Clercq oo ah ku-xigeenka Wakiilka Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey u Qaabilsan arrimaha Soomaaliya ahna Isku-Duwaha Hawlaha Gargaarka Aadaminimo ee Soomaaliya. Heshiiskaan oo ay ku baxayso In […]

Continue Reading

5 Xisbi Siyaasiyeed Oo Maanta La Diiwaangeliyey (Sawirro)

Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka qaranka ayaa maanta oo Isniin ah waxay diiwaangeliyeen Shan xisbi siyaasadeed.  Xisbiyadan ayaa ku biiraya 10 xisbi oo horey uu guddiga u diiwaangeliyey, waxayna wadarta guud xisbiyada diiwaangishan noqonayaan 15 xisbi. Guddoomiyaha guddiga madaxa banaan ee doorashada qaran, Xaliimo Ismaaciiil Ismaaciil Ibraahim oo si kooban warbaahinta ula hadashay ayaa tiri […]

Continue Reading