Daawo: Magaalada Cadaado si weyn looga Ciiday

Magaalada Cadaado xarunta Barlamaanka Galmudug ayaa maanta si weyn looga ciiday, iyada oo aysan wax khilaaf ah, Masaajidda goobaha Barxadaha ayaa lagu oogay salaadda ciida, waxaana Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi iyo Gudoomiyaha Barlamaanka Cali Gacal Bulshada kala qeyb galeen Tukashada Salaadda fagaaraha Masjidka Tabliiqa. Madaxda oo salaadda ka dib goobta ka hadlay ayaa […]

Continue Reading

Madaxweyne Xaaf oo Hanbalyada Ciidda u diray Shacabka Galmudug

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Ducaale Geele ( Xaaf) ayaa shacabka Soomaaliyeed, gaarahaan shacabka Galmudug meelkasta oo ay joogaan udiray hambalyada munaasabada Ciidul-Fitriga, isaga oo sanadkaan sandkiisa kale u rajeeyay in ay ku gaaraan Caafimaad, Nabad iyo Barwaaqo. Umada Soomaaliyeed gaar ahaan Reer Galmudug meel walbo oo ay Caalamka ka joogaan waxaan ku sallaamayaa […]

Continue Reading

Madaxweynaha Galmudug oo ka Tacsiyadeyey geerida Gen. Cali Baashi

Inaalilaahi wa innaa ileyhi raajicuun Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa tacsi u diray ehelada iyo qaraabadii uu ka baxay marxuum S/G Cali Baashi Maxamed Xaaji Cumar abaanduulihii hore ee ciidamada Xooga dalka oo galabta ku geeryooday magaalada London ee dalka Ingiriis-ka. “Waxaan tacsi u dirayaa dhaamaan eheladda iyo qaraabadii uu ka […]

Continue Reading

Britain oo Muwaadiniinteeda uga Digtay in ay u safraan Soomaaliya

Wasaaradda Arrimaha Dibadda Britain ayaa uga digtay muwaadiniinta u dhashay Britain in ay u safraan Soomaaliya, oo ay ku jirto Somaliland, marka laga reebo magaalooyinka Hargeysa iyo Berbera oo wasaaraddu ay sheegtay in iyaguna muwaadiniintu ka baaqsadaan ilaa safarro muhiim ah mooyee. Bayaan kasoo baxay waaxda arrimaha dibadda Britain, ayaa sidoo kale loogu baaqay dhammaan […]

Continue Reading

Abwaan Baarleex Oo Loo Qaaday Caafimaad Dibadda Ah (Sawirro)

Abwaan Cabdullaahi Xirsi Baarleex ayaa saakay loo qaaday dalka Turkiga si looga soo daweeyo xanuun dhanka wadnaha ka hayay mudooyinkii ugu dambeeyay. Abwaanka oo katirsanaa hal abuurkii qaranka Soomaaliyeed ee aadka u soo caan baxay sanadihii todobaatatanaadkii ayaa isaga oo aad u xanuunsan waxaa laga keenay magaalada Hargeysa ee xarunta gobalka Waqooyi Galbeed. Madaxweynaha Soomaaliya […]

Continue Reading

Dilal Xalay ka dhacay Magaalada Muqdisho

Mid ka mid ah Ergadii Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya soo xushay koofur Galbeed ayaa xalay fiidkii lagu dilay degmada Dharkeyneley ee gobolka Banaadir, sida ay inoo sheegeen dadka deegaanka. Ninkan oo lagu magacaabi jiray Xasan Cali Ibraahim (Gaadaay) ayaa waxaa dilkiisa ka dambeeyay rag bastoolado ku hubeysnaa, kuwaasi oo qeybta sare ee jirkiisa ka toogtay, kadibna […]

Continue Reading

Madaxweyne Xaaf oo Dusmareeb ka dhagax-dhigay 3 Xarumood (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf iyo madaxda Xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa maanta siwadajir ah uga dhagax dhigay Magaalada Dusmareeb Caasimadda Galmudug Xarumo dhowr ah, Waxaana ka mid ah Xarunta Wasaarada Warfaafinta, Xarunta ciidamada Daraawiishta iyo Xarunta ciidamada Nabad-Sugida Galmudug. Sidoo kale Madaxweynaha ayaa kormeeray Xaruntii hore ee ciidamada Xooga dalka qaybta […]

Continue Reading

Xuseen Gurguurte isagoo Cuuryaan ah waxaa soo ritey Cudurka Dhiig Karka ee Fadlan Caawi

Xuseen Cismaan Geeseey waxa uu  ku magac dheeraa (Jeeri Gurguurte) waxa  uu ahaa nin Cuuryaan ah oo ku caan baxay  Gurguurashada oo hadana xarago badan waxa uu caan ka ahaa Baar Ubax, Black Sea iyo weliba Garoomadii Qaadku ka soo degi jirey  sida: No. 50, Jaziira iyo Deyniile isagoo marmarka qaar hagi jirey Diyaaradaha. Si kastaba waxa uu soo […]

Continue Reading