Dalka Macedonia oo magaca laga beddelayo

Wasiirada arrimaha dibedda dalalka Greece iyo Macedonia ayaa saxiixday heshiis taariikhi oo horudhac ah oo ku saabsan in magac laga beddelo dalka Macedonia. Nikos Kotzias oo ka socda Greece iyo Nikola Dimitrov oo ka socda Macedonia ayaa heshiiska waxay axaddii ku saxiixdeen degmada Prespa Lake ee xuduudda labada dal kala qeybisa. Ra’iisul wasaaraha Greece Alexi […]

Continue Reading

Wasiirka Warfaafinta DFS oo ka hadlay hadalkii Ra’iisulwasaraha Itoobiya

Daahir Maxamuud Geelle  Wasiirka cusub ee wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya ayaa ka hadlay heshiiskii Soomaaliya iyo Itoobiya dhex maray maalin ka hor, kaddib booqasho lama filaan aheyd oo uu Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed uu ku yimid Magaalada Muqdisho. Wasiir Daahir Geelle oo la hadlayay laanta afka Soomaaliga ee BBC-da ayaa sheegay in heshiiska labada dal […]

Continue Reading

3 Nin oo Walaalo ah oo lagu dilay Muqdisho

Askari ka tirsan ciidanka dowladda ayaa xalay fiidkii waxa uu waaxda Jamhuuriya ee xaafada Al-cadaalada ee degmada kaaraan ku dilay 3 nin oo walaalo ah. Askariga dilka geystay ayaa qaraabo la ahaa ragga uu dilay, iyada oo sababta dilalkan ka dambeysay lagu sheegay in ay la xiriirto is qabqabsi dhuleed. Dadka degaanka ayaa sheegay in mar […]

Continue Reading

Daawo Video : Warbixin Iskaashatada Anfac ee Beeraha & Xoolaha

Daawo Video aan idinkaga diyaarinaya iskaashatada Anfac, oo ah iskaashato xoolo dhaqato- Beeraley. Gudoomiyaha iskaashatada Cabdiraxmaan Abshir Cabdi ayaa ka waramaya horumarka ay gaareen iyo caqabadaha heysta. Iskaashatada Anfac Waa Iskaashato Xoolo Dhaqato- Beeraley ah #Cadaado #Galmudug #Somalia Fiiro gaar ah: Ujeedada aan u sameyno muuqaalada nuucaan oo kala ah waa dhiirigalinta beeralayda Galmudug. Fadlan […]

Continue Reading

MAY DANO NAGA WADA YEESHAAN !

Abiy Ahmed, wuxuu madax ka yahay dal 100 milyan oo muwaaddin leh, wax soo saarkiisa (GDP) gaaray 72.37 bilyan USD (2016), kobociisa sannadkii 2016 gaaray heer sare 7.6%, dakhliga qarankiisa gaaray 177 bilyan oo dollars (2016), awood siyaasadeed iyo mid ciidanba ku leh Africa. Wuxuu booqday dalal muhiim, oo dowlado xasilloon, oo balan iyo heshiis […]

Continue Reading

Dowladda Soomaaliya oo digniin ka soo saartay Bad Xiranka

Wasaaradda Kaluumeeysiga iyo Kheyraadka Badda ayaa uga digtay Dhammaan kalluumeysatadda Soomaaliyeed in ay badda galaan inta lagu guda jiro bad xiranka  taasi oo ay suurtagal tahay  in kaluumeeysatada ay dhibaatooyinka kala kulmaan gudaha badda. Qoraal kasoo baxay  Wasaarada Kalumeysiga iyo Kheyraadka badda ayaa lagu sheegay in kaluumeysatada Soomaaliyeed ay ka feejignaadaan tagida meelaha  fog-fog ee […]

Continue Reading

RW Xasan Kheyre oo u safray Dalka Norway

Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta u amababaxay magaalada Oslo ee dalka Norway, halkaas oo ay kaga qaybgalayaan shir caalami ah oo sanadkiiba mar la qabto. Oslo Forum oo ah madal caalami ah ayaa sanadkan waxaa ka soo qaybgalaya wufuud dalal badan ka socota iyo madaxda golayaasha waawayn sida […]

Continue Reading

RW Abiy Axmed oo Soo gaaray Muqdisho

Ra’iisulwasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa goordhow soo gaaray Magaalada Muqdisho, Waxaana garoonka diyaaradaha Aadan Cadde kusoo dhaweeyey Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Waa Booqashadii ugu horeysay ee Mr. Abiy ku yimaado Soomaaliya tan iyo doorashadiisii, Waana Booqasha Rasmi ah oo hal maalin ah. Abiy ayaa safar ku kala bixiyey wadamada deriska la ah itoobiya, isagoo […]

Continue Reading

Ra’iisulwasaaraha Itoobiya oo goordhow ka dagaya Muqdisho

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa saaka ku soo jeeda magaalada Muqdisho Caasimadda Soomaaliya, Booqashada Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya ayaa ah mid rasmi ah, iyadoo Calamada Itoobiya iyo Soomaaliya la suray wadada Maka Al-Mukarama. Ciidamada sida gaar ka ah u tabarbaran ayaa lagu arkayaa meelaha qaar. Waana Booqashadii ugu horeysay ee Mr. Abiy ku yimaado Soomaaliya. Waxaa […]

Continue Reading