Dowladda Federaalka oo diiday cusbooneysiinta Heshiiskii gaarka ahaa Deeqaha Somaliland
Warqad jawaab aheyd oo kasoo baxday xafiiska wasiirka Qorsheynta iyo maalgashiga dowladda federaalka Soomaaliya Amb. Jamaal Maxamed Xassan ayaa lagu diiday in la cusboonaysiiyo heshiiskii gaarka ahaa ee deeqa Somalind. Heshiiskan ayaa ogolaalanayey in si gaar ah loo maamuuso Maamulka Somaliland. Waxaana uu bilowday Sanadkii 2013 shirkii New Deal-ka, waxaana xiligaas dalka Madaxweyne ka ahaa […]
Continue Reading