Maxaabiis ka badan 100 Ruux oo Maanta laga soo dejin doono Garoonka Aadan Cadde
Sida ay noo Xaqiijiyeen Saraakiil ka tirsan Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maanta waxaa Garoonka Diyaaradaha Aadan C/dulle Cismaan Aadan Caddelagu wadaa in laga soo dejiyo in kabadan 100 Maxaabiis ah oo Dalka Itoobiya ku Xirnaa Mudooyinkii Dambe. Maxaabiistaan Maanta imaaneysa Magaalada Muqdisho ayaa ah kuwii Afartii Bishaan Dowladda Itoobiya ay ku wareejisay Ra’iisul Wasaare Xasan […]
Continue Reading