Galmudug oo kubaaqday in lajoojiyo Dagaalka kasocda xeraale

Wararka Galmudug Wararka Maanta

Shir,jaraa,id oo Madaxweyne kuxigeenka galmudug uu kaqabtay Madaxtooyada cadaado ayuu kubaaqay in si Deg Deg Ah Loo joojiyo Dgaalka Kasocda Dagmada xeraale ee gobolka Galgaduud Asagoona sheegay in loo baahanyahay in nabada laga wadashaqeeyo.

mudooyinkii Danbe ayuu sheegay in xeraale ay kasocdeen waan waan lagu hakiyo xiisada colaadeed ee Halkaasi kataagneed. Sidoo kale waxaa uu sheegay in loobaahanyay in dadka deegaanka ay Aayahooda katashtaaan Faragalintana Lagadaayo.

Shalay ayay Aheed markii dagaal udhaxeeya maleeshiyaad deegaankaa iyo ciidamo taabacsan Ahlusuna uu kaqarxay Degmada xeraale ee gobolka galgaduud waxaana inta laxaqiijiyay kudhintay in kabadan 10 ruux tiro in taakabadana way kudhaawacmeen.

Si Kastaba Saaka oo jimcaa Ayaa lagu Waramayaa in Markale Dagaal Dib uga Qarxay duleedka koonfureed ee dagmada xeraale lamana ogaan karo qaasaraha rasmigaa ee kadhashay dagaalkaasi.