Manchester United Oo Wali Ku Raad Joogta Mesut Ozil
Manchester United ayaa xiiseyneysa inay lasoo saxiixato xiddiga qadka dhexe ee kooxda Arsenal Mesut Ozil. Horaantii Isbuucaan, United ayaa dhameystirtay saxiixa Alexis Sanchez, Ozil, kaliya lix bilood ayaa ka hartay qandaraaskiisa Emirates Stadium. United ayaan dabagal ku sameyn doonta Ozil inta uu furan yahay suuqa kala iibsiga bisha Janaayo laakiin sida laga soo xigtay The […]
Continue Reading