Philippe Coutinho Oo Ku Soo Bilaanaya Kulanka Burnley

Jurgen Klopp ayaa shaaca ka qaaday in Philippe Coutinho “diyaar noqon doono” si uu ugu soo bilawdo kulanka Liverpool ee Burnley  horyaalka Premier League todobaadkan. Kubadsameeyaha reer Brazil ayaa si sahlan dib ugu soo laabtay  tababarka kooxda Isbuucaan, ka dib markii uu kursiga keydka fadhiyay kulankii Sevilla habeenkii arbacada isagoo si buuxda uga soo kabsaday […]

Continue Reading

Real Madrid Oo La Soo Wareegaysa Da’yarka Reer Brazil Ee Rodrigo Rodrigues.

Real Madrid ayaa lagu soo waramayaa inay qarka u saaran tahay inay lasoo saxiixato 17 jirka reer Brazil ee Rodrigo Rodrigues qandaraas lix sano ah. Madaxweynaha kooxda haatan ee Gremio Novorizontino, Genilson da Rocha Santos, ayaa xaqiijiyay in Rodrigues uu ku sugan yahay Madrid si uu u helo tijaabo caafimaad, waxaana la rajeynayaa in weeraryahanka […]

Continue Reading

Liverpool Oo Laga Soo Diiday Racfaankii Ay Ka Qaateen Casaankii Loo Taagay Sadio Mane

Weeraryahanka Liverpool Sadio Mane ayaa lagu ganaaxay seddex kulan ka dib kooxda ayaa racfaan ka qaatay dhererka ganaaxa casaankii uu qaatay kulankii Manchester City. Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka Senegal ayaa casaan la siiyay qeybtii hore ee kulankii Premier League ee ay la yeesheen City, taasoo Reds  5-0 lagu garaacay  Etihad Stadium. Mane ayaa  goolhaye […]

Continue Reading

Paulo Dybala Oo Ku Faraxsan Inuu Sii Joogo Juventus Muddo Dheer

Paulo Dybala ayaa ku adkeysanaya inuu ku faraxsan yahay inuu sii joogo kooxdiisa mustaqbalka fog, inkastoo ay xiiseyneyso Barcelona. Xiddiga heerka caalami ee dalka Argentina ayaa la fahamsan yahay inuu ku sii jeeday kooxda Catalan xagaagan ka dib markii xilli ciyaareed kale uu soo bandhigay qaab ciyaareed cajiib ah, isagoo ka caawiyay Bianconeri inay ku […]

Continue Reading

West Ham United Oo Ku Guuldareysatay Saxiixa Andre Schurrle

West Ham United ayaa lagu soo waramayaa inay ku guuldareysatay inay heshiiska kula soo saxiixato weeraryahanka Borussia Dortmund Andre Schurrle dhamaadka bishaan. Hammers ayaa suuqa ugu jirtay xiddig garabka ka ciyaara kaasoo sidoo kale weerarka ka ciyaari kara, waxaana kooxda Barclays Premier Leagueka ciyaarta  la sheegayaa inay ku guul darreysatay inay dalab u dirto Everton […]

Continue Reading

Didier Drogba Oo Ku faraxsan Weeraryahanka Chelsea Ee Alvaro Morata

Halyeeyga Chelsea Didier Drogba ayaa amaanay weeraryahanka kooxda Alvaro Morata ka dib markii uu xagaagan ka dhaqaaqay Real Madrid. 24 jirkaan ayaa Blues ku soo biiray heshiis rikoor ah oo gaaraya 65 milyan ginni, ka dib markii uu go’aansaday inuu isaga tago garoonka Bernabeu. Morata ayaa goolka guusha u dhaliyey Chelsea Sabtidii, iyadoo guul ay […]

Continue Reading