Maxay Aheyd Sababtii Uu Ugu Soo Laabtay Zlatan Ibrahimovic Kooxda Manchester United
Zlatan Ibrahimovic ayaa shaaca ka qaaday in ujeedadiisa ugu weyn ee uu ugu soo laabtay Manchester United inay aheyd inuu ku guulaysto horyaalka Premier League. Bishii April, Ibrahimovic ayaa dhaawac jilibka ah kasoo gaaray kulankii Europa League kulankii ay la ciyaarayeen Anderlecht, iyadoo heshiiska uu kula jiro uu ahaa mid dhacayay dhamaadkii xili ciyaareedkii hore […]
Continue Reading