Ousmane Dembele Oo Soo Noqonaya Isbuucyada Soo Socda
Ousmane Dembele ayaa ku wargiliyay macalinka Barcelona Ernesto Valverde inuu diyaar noqonaayo aabto kulamada labada isbuuc ee soo socota. Kooxda reer Catalan ayaa waxaa ka maqan saxiixoodii ugu dambeeyay ee suuqa kala iibsiga tan iyo bishii September ka dib markii uu dhaawac jilibka ah soo gaaray 30 daqiiqo markii ugu horeysay ee uu ku bilowday […]
Continue Reading