Faah faahin ka soo baxaya toogasho laba qof loogu geystay degmada Wanlaweyn
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar sababay dhimasho iyo dhaawac oo fiidkii hore ee xalay ka dhacay degmada Wanlaweyn ee gobolka Sh/Hoose. Sida wararku sheegayaan, weerarka waxaa geystay rag ku hubeysan qoriga AK-47, iyagoo toogasho ku dilay nin lagu magacaabi jiray Cusmaan Cirbad oo ahaa Macalin wax ka dhigga Dugsi Caruurta lagu baro […]
Continue Reading