Madaxweyne Xaaf majiri doonto wasaarad Xafiis la’aan Shaqeysa
Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf oo ka hadlay arrimo badan ansixintii Golihiisa Wasiiradda ayaa ugu horreyn sheegay in maamulkiisa uu ku dedaalayo ka shaqeynta dib u dejin loo sameeyo qoysaskii ku xoolo beelay abaarta ee ku sugan gobollada Mudug iyo Galgaduud. Waxa uu tilmaamay madaxweyne Xaaf iney muhiim tahay sameynta qorshe looga gaashaanto […]
Continue Reading