Aqalka Sare oo dhankooda baaraya Xasuuqii Bariire
Guddoonka aqalka sare ee baarlamaanka ayaa maanta labo guddi oo ka tirsan guddiyada aqalka u xilsaaray weerarkii ka dhacay deegaanka Bariire ee gobolka Shabeelaha Hoose. Cabdi Xaashi Cabdullaahi guddoomiyaha aqalka sare ee baarlamaanka, ayaa guddiyadan u xilsaaray weerarkii Bariire, kadib markii qaar kamid ah xubnaha aqalka sare ay ka hadleen dhacadadii dadka lagu laayay. Guddiga […]
Continue Reading