Guddiga Doorashada Madaxweynaha Hirshabelle oo la magacaabay

Guddoomiyaha baarlamaanka Hirshabelle Sheekh Cismaan Barre Maxamed ayaa wareegto uu soo saaray ku magacaabay sagaalka xubnood ee ah guddiga doorashada Madaxweynaha Hirshabelle. Guddigan oo ka kooban sagaal xubnood oo dhamaantood rag ah ayaa waxaa guddoomiye loogaga dhigey Maxamuud Xuseen Yuusuf halka ay guddoomiye ku xigeeno ka yihiin Abuukar Xasan Cali iyo Cabdulaahi Maxamed Caddow, halka […]

Continue Reading

Wasiir Juxaa oo Ruqsad la’aan lahadlay Bbc

Wasiirka arrimaha gudaha dowlada federalka Cabdi Faarax Siciid Juxa ayaa sheegay inuusan fasax u qaadanayn shaqadiisa uuna garanayo wixii uu fasax u raadsanayo iyo waxa kale. Dowladda Soomaaliya waxay dhawaan soo rogtay amar ku socday wasiirrada oo la xiriira in aysan baraha bulshada u adeegsan inay ku faafiyaan wararka la xiriira shaqada dawladda fasax la’aan. […]

Continue Reading

Jabuuti:Shir looga hadlayo Ilaalinta Badda Somalia oo maanta furmay

Magaalada Jabuuti ee dalka Jabuuti ayaa waxa ka furmey shir looga hadlayo ilaalinta kheyraadka badaha Soomaaliya kaas oo a soo qaban qaabisay hey’adda ilaalinta badaha caalamka. Shirka waxaa ka qeybgalaya mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya, xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka tirsan golaha shacabka kuna qeybgalaya shirka ayaa sheegay in ahmiyadda shirkan ay tahay sidii […]

Continue Reading

QM Oo maanta kulan deg deg ah ka leh Arinta Kuuriyada waqooyi

Golaha ammaanka ee qaramada Midoobay ayaa maanta oo talaado ah waxay kulan ku yeelan doonaan xarunta New York,kaasi oo looga arrinsanayo dalabka xukuumadaha Tokyo iyo Washington ka dib markii hogaamiyaha kuuriyada waqooyi uu gantaal ku riday hawada Japan sida ay sheegeen ilo diblomaasiyadeed. Kulankaani ayaa imaanaya ka dib markii ra’iisulwasaaraha Japan Shinzō Abe iyo madaxweynaha […]

Continue Reading

Mudug:Dilalka Aanooyinka Qabiil oo soo badanaya!

Taliska Booliiska gobolka Mudug ee Galmudug ayaa sheegay in weli aanay xal u helin dilalka salka ku haya aanooyinka qabiil, kuwaasi oo kusoo batay deegaannada gobolkaasi. Maxamuud Cilmi Gulaafe, Taliyaha qeybta Booliiska gobolka Mudug ee Galmudug ayaa  sheegay in dedaal badan ay sameeyeen balse weli aan xalka la helin. Waxa uu sheegay dilalka la xiriira […]

Continue Reading

Miino Carruur la kacday oo Sababtay Geerida Sedex ka mid ah

Saddex Carruur ah ayaa lagu soo waramayaa iney ku dhinteen deegaanka Docolo-oomane ee gobolka Mudug, kadib markii ay miino ku qaraxday. Mid kamid ah dadka deegaanka ayaa sheegay in carruurtan ay ku ciyaarayeen miinada, kadibna markii ay garaaceen ay ku qaraxday. Waxaa jirta waxyeello soo gaartay carruur kale oo halkaasi ku dhowaa, balse tirada inta […]

Continue Reading

Faalo:Muqdisho Qarax uma dhutinayso!!

Kadib Doorashadii Madaxwayne Farmaajo iyo Aasaaskii Ciidanka Xasilinta Caasimada amniga Muqdisho ayaa uu muuqda mid soo yara hagaagaya waxaa yaraaday weeraradii loo adeegsanayay Gawaarida walxaha Qarxa laga buuxiyo iyo dadka Ismiidaaminaya ee lagu weerari jiray Xarumaha Dowladda.Hoteelada iyo goobaha Shacabku ku badan yihiin. Hadana Majiro amni buuxa oo waxaa dhaca Qaraxyo gaysta dhimasho bulsho iyo […]

Continue Reading