Imise Musharrax Ayaa Isku Diiwaangelisay Doorashada Hirshabelle?

Magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha Dhexe waxaa ka soconeysa is diiwaangelinta musharraxiinta u taagan xilka madaxweynaha ee maamulka Hirshabelle, iyadoo magaaladaasi maalmahan dambe ay ku qulqulayeen musharraxiin badan. Guddiga doorashada madaxweynaha Hirshabelle ayaa si hordhac ah u sheegay in illaa iyo hadda ay is diiwaangeliyeen Seddex musharrax. Maanta ayaa lagu wadaa iney noqoto maalintii […]

Continue Reading

Beello Ku Dagaallamay Deegaanka Gadoon Ee Galgaduud

Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay dagaaal ka dhacay Degaanka Gadoon ee Gobolka Galgaduud Axmed Yuusuf, guddoomiyaha deegaankaasi ayaa  sheegay in halkaasi ay ku dhinteen Labo qof iyadoo Seddex kale ay dhaawacmeen. Waxa uu sheegay guddoomiyaha sidoo kale in dagaalkaasi uu sababay barakaca shacab badan oo si n Gadoon. “Dagaalkaan wuu xooganaa, […]

Continue Reading

Muwaadin Maraykan ah oo ka hor qirtey Maxkamad inuu ka tirsanaa ururka Alshabaab

Maalik Alim Jones oo 32 sano jir ah ayaa maxkamad ku taal dalka Maraykanka ka hor qirtey in uu ka mid ahaa dagaalyahanada ALshabaab uuna tababar Milatari ku qaatay gudaha dalka Soomaaliya. Garsooraha Maxkamad ku taal Manhattan Paul Gardephe ayuu u sheegay Maalik in uu ururka Alshabaab ay siiyeen qoriga AK-47 si uu ugu dagaalamo. […]

Continue Reading

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka oo diyaariyay Mooshin ka dhan ah Xukuumadda Kheyre

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka ayaa diyaariyay mooshin xil ka qaadis ah Xukuumadda uu hoggaamiyo Ra’iisul Wasaare Kheyre, iyadoo lagu wado in loo gudbiyo Guddoonka Baarlamaanka marka la saxiixo. Warar ay heshay warbaahinta ayaa sheegaya inuu socdo saxiixa Xildhibaanada taageersan Mooshinka, inkastoo nuqul ka mid ah qoraalka Mooshinka ee aan helnay aanay ku qorneyn Xildhibaanada saxiixay, […]

Continue Reading

Marko:Haweeney Xaamilo ahayd oo Toogasho iyo Kufsi loo gaystay

Wararka ka imaanaya magaalada Marko ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in haweeney xaamilo aheyd lagu kufsaday degmadaasi. Haweeneyda ayaa falka kufsiga ee lagula kacay kadib waxaa la sheegay in lagu toogtay gudaha degmada Marko ee gobolka Shabeelaha Hoose, iyadoo aan la ogeyn cidda ka dambeysay. Dadka deegaanka ayaa xaqiijiyay in haweeneydaan si weyn looga […]

Continue Reading

Taliska militariga Mareykanka ee Africa”Sedex Al-Shabaab ah ayaan ku dilnay weerar ka dhacday Bay

Ilaa sedex katirsan Maleeshiyada Shabaab ayaa lagu dilay Weerar ay geysatay diyaarad Drone ah oo uu Mareykanku leeyahay oo ka dhacay meel ka mid ah gobolka sida ay sheegeen saraakiil katirsan Militariga Mareykanka. Taliska Ciidamada Mareykanka ee Africa oo War ka soosaaray dhacdadaasi ayaa sheegay in weerarkaasi oo qorsheysnaa uu dhacay aroornimadii talaadada ahayd. Afhayeen […]

Continue Reading

Beesha Caalamka oo walaac ka muujisay maamul goboleed laga dhisayo Gobolka Hiiraan

War saxaafadeed ay si wadajir u soo saareen Qaramada Midoobey, Midowga Afrika, Midowga Yurub, Urur Goboleedka IGAD, dowladdaha Itoobiya, Talyaaniga, Sweden, UK iyo Mareykanka ayaa lagu sheegay inay si dhow ula socdaan arrimaha ka dhacaya dowlad goboleedka Hirshabeelle, kaddib markii baarlamaanka uu ku dhawaaqay inuu xilka ka qaaday Madaxweynihii hore Cali C/llaahi Cosoble 14-kii bishii […]

Continue Reading

Khayre oo kulan Xasaasi ah iskugu yeeray Golahiisa Wasiirada

Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta oo Arbaco ah yeelanaya shir deg deg ah, iyadoo Wasiirada lagu wargeliyay in shirka isugu yimaadaan 10-ka subaxnimo ee saaka. Ilo ku dhow dhow Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegaya in xalay Wasiirada fariimo loogu sheegay in kulan deg deg ah ay ka soo qeyb galeen, inkastoo aan loo sii […]

Continue Reading

Dagaal u dhaxeeya Ciidamada Dowladda iyo Al-Shabaab oo ka dhacay Gobolka Bay

Wararka ka imaanaya magaalada Buurhakaba ee Gobolka Baay ayaa sheegaya in iska hor imaad u dhaxeeya ciidamada dowladda oo taageero ka helaya kuwa AMISOM iyo Dagaalamayaasha Al-Shabaab uu ka dhacay deegaan u dhow Buurhakaba. Iska hor imaadkan ayaa ka dambeeyay, markii ciidamada dowladda ay weerar ku qaadeen deegaan ku dhow Buurhakaba oo ay ku sugnaayeen […]

Continue Reading