Cali Gacal ‘’ Xildhibaannadii Cadaado yimid dhaxdhaxaad kama aheyn khilaafka Galmudug

Guddoomiyaha baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir ayaa eedeyn u jeediyay xildhibaannadii labada Aqal ee dhawaan Cadaado u tagay dhameynta khilaafka siyaasadeed ee soo kala dhaxgalay mas’uuliyiinta maamulka. Guddoomiyaha ayaa sheegay in xildhibaannada aysan marnaba ka run sheegin ka hadalka qodobada asalka u ah khilaafka ka taagan Galmudug. ‘’Annaga markii aan is aragnay waxaa u sheegnay […]

Continue Reading

Madaxwayne Waare”Hirshabeelle Xitaa talo kuma lahayn Hadalkii Maamulada ee arinta Galmudug

Maamulka Hirshabeelle ayaa beeniyey inuu ku lug lahaa war-murtiyeed wadajir ahaa oo ay Madaxweynayaasha shanta maamul goboleed ka soo saareen xaalada Galmudug. War qoraal ah oo kasoo baxay Xafiiska Madaxwayne Maxamed Cabdi Waare kana koobnaa sadex qodob ayaa si cad loogu sheegay in Hir-Shabeelle bari Ka tahay War-murtiyeedka Dowladda Federaalka lagu eedeeyay inay hurinayso Xiisda […]

Continue Reading

Deg Deg Wafdi uu Hugaaminayo Abshir Bukhaari Oo Cadaado Gaaray iyo Kulamo hada Socda

Goor dhow waxaa Magaalada Cadaado ee Xarunta KMG ah ee Maamulka Galmudug Gaaray Wafdi kasocda Dowladda Dhexe oo uu Hugaaminayo Gudoomiye Ku Xigeenka Koobaad ee Golaha Aqalka Sare Abshir Maxamed Axmed Bukhaari Wafdigaan oo ka kooban Xildhibaanada labada Gole ee laga soo doortay Degaanada Galmudug ayaa waxaa Garoonka Diyaaradaha Cadaado kusoo dhaweeyay Wasiiro iyo Xildhibaano […]

Continue Reading

Abshir Bukhaari iyo Wafdi uu hugaaminayo oo Cadaado ku wajahan

Magaalada Cadaado ee Xarunta KMG ah ee Galmudug Waxaa maanta lagu wadaa inay gaaraan Wafdi ka socda Dowladda Federaalka Soomaaliya oo uu hor kacayo Gudoomiye Ku xigeenka koobaad ee Golaha Aqalka sare Abshir Maxamed Axmed Bukhaari kana kooban Xildhibaanada labada Gole ee laga soo doortay Galmudug. Xildhibaanadaan oo kala ah Xildhibaan Mahad Maxamed Salad Xildhibaan Sabir […]

Continue Reading

Galmudug oo beenisay inay Xariirka u jartay Dowladda Soomaaliya

Maamulka Galmudug ayaa ayaa wax lama jiraan ku tilmaamay Waraaq saaka lagu baahiyay Baraha-Bulshada iyo Warbaahinta taasoo sheegaysa in Galmudug ay Xariirka u jartay Dowladda dhexe ee Soomaaliya. War qoraala oo uu ku saxiixnaa Agaasimaha Madaxtooyada Galmudug Maxamed Cabdi Aadan laguna beeniyay hadalka sheegaya in Galmudug Xariirka wada shaqayneed u gowsay Dowladda uu hugaamiyo Farmaajo […]

Continue Reading

Cali Gacal”Xabsi-Guri ayaan ugu jirnaa Madaxwayne Xaaf

Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir ayaa sheegay in asaga Madaxwayne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi iyo Gudoomiye ku xigeenka labaad ee Barlamaanka Xabsi Guri ku yihiin Xarunta Madaxtooyada Maamulka Galmudug ee Cadaado waxuuna sheegay in Xayiraad laga saaray inay aadaan gudaha Magaalada. Waxuu sheegay in sidoo kale la joojiyay Howlihii Baarlamaanka Maamulkaas halka […]

Continue Reading

Gedo:Al-Shabaab oo la wareegay deegaanka Tarako

Dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ayaa la wareegay deegaanka Tarako ee Gobolka Gedo, kaddib markii shalay gelinkii dambe ay isaga baxeen Ciidankii Kenya ee muddo dhowr sano ku sugnaa deegaankaas. Al-Shabaab ayaa sheegtay in deegaanka ay si nabadoon kula wareegeen, ciidankoodana ay si buuxda gacanta ugu hayaan. Ciidamada Kenya ayaa maalmo ka hor baneeyay saldhig ay […]

Continue Reading

Khayre oo Xalay khudbad ka jeediyay Gobolka Virgina ee Mareykanka

Xasan Cali Khayre Ra’iisal lWasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya oo kusugan Dalka Mareykanka  ayaa xalay gobolka Virginia kula kulmay qaar ka mid ah Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool Mareykanka si uu warbixin uga siiyo xaaladda Dalka. Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre ayaa Khudbad uu ka jeediyay magaalada Alexandria ee gobolka Virginia ee Mareykanka wuxuu kaga hadlay […]

Continue Reading

Axmed Madoobe oo Dhex dhexaadinaya DF iyo Maamulada Tageeray Sacuudiga iyo Imaaraadka

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam “Axmed Madoobe” ayaa ku baaqay in Soomaalida ay isu muujiso qadarin iyo is ixtiraam, iyadoo la ilaalinayo danaha Ummadda. Mudane Maxamed Axmed Islaam ayaa ugu horeyn faah faahin ka bixiyay socdaal uu dhawaan ku tegay Gobolka Gedo, halkaasi oo uu kula soo kulmay qeybaha kala duwan ee […]

Continue Reading