Wareegto:Xaaf oo mamnuucay in Cadaado lagu qabto Shirar Siyaasadeed uusan ogayn

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxwaynaha Galmudug Axmed Ducaale Deelle (Xaaf) ayaa lagu mamnuucay in an Degaanada Maamulkaasi Lagu qaban Shirar Siyaasadeed kulamo  aan amar ka haysan Madaxtooyada Galmudug. Wareegtada oo ku Socota Wasaaradda Amniga Gudaha Galmudug.Taliyaasha Ciidamada iyo Maamulka Degamada Cadaado ayaa lagu Sheegay in Galmudug aysan raali ka noqon doodin in la qabto Shirar […]

Continue Reading

Lix Qodob oo maanta Ka Cusub Galmudug

1-Cadaado Oo wali xiisad Siyaasaded ay ka taagan tahay iyo Madaxweynaha Galmudug oo kulan gooni gooni la leh Xildhibaanda iyo Wasiirada Galmudug. 2–Warar madax banan ayaa sheegaya in Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf uu maanta Magaalada Cadaado ee xarunta Maamul Galmudug geliyey xaalad cusub kadib markii uu dhammaan shaqaalaha, Ciidamada iyo Baarlamaanka Galmudug  ka […]

Continue Reading

Wasaaradda Arrimaha Dibadda DFS oo u yeertay Safiirada illaa 8 dal (Akhriso)

Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa u yeertay Safiirada Soomaaliya u jooga illaa 8 dal oo dibadda ku yaal, iyadoo lagu amray in muddo 30 cisho gudahood ku soo galaan magaalada Muqdisho. War qoraal ah oo ka soo baxay Kusimaha Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda ayaa lagu wargeliyay Safiirada Soomaaliya […]

Continue Reading

Madaxwayne Xaaf” Khilaafka Dhexdeenaa Hoose ayaan u dhamaysaynaa

Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa sheegay in dowladda Federaalka Soomaaliya ay farogelin cad ku hayso maamulkiisa, islamarkaana lagu dirirayo qoorta reer Galmudug. Xaaf oo shalay dib ugu laabtay degmada Cadaado ayaa sheegay in dowladda ay saacado badan diyaaraddii uu watey ku xayirtay garoonka diyaaradaha ee magaalada Hargeysa. Waxa uu tilmaamay madaxweynaha in […]

Continue Reading

Masagawaa”khayre iyo Farmajo Faraglin Qaawan ayay ku hayaan Galmudug

War Saxaafadeed ay soo saartay Galmudug uuna ku saxiixnaa wasiirka warfaafinta ee maamulkaasi Maxamuud Aadan Cusmaan (Masagawaa) ayaa lagu dhaliilay hoggaanka dawalda Federaalka, gaar ahaan Madaxweynaha iyo Raysalwasaaraha oo la sheegayo in ay ku hayaan Galmudug  faragelin qaawan. Qoraalkan oo aad u dheeraa waxaa lagu sheegay: 1. In  maamulka Galmudug uu ku faraxsan yahay sida […]

Continue Reading

Dr. Axmed” Maamul Goboleedyadu Waa Nidaamkii Hoggaamiye Kooxeedyadii Oo La Casriyeeyay

Dr. Axmed Maxamed Maxamuud oo bartay xiriirka caalamiga ah ayaa sheegay in wax lala yaabo ay tahay in maamul goboleedyada qaar ay horboodaan dowladda oo ay iloobaan shaqadooda rasmiga ah waxauu sheegaya in markii horaba aan laga fakarin samaynta Maamuladaan oo soo boodo iyo dano gaara oo laga lahaa ay ku samaysmeen. Dr. Axmed ayaa […]

Continue Reading

Golaha Shacabka oo wada mooshin ka dhan ah faragelinta Imaaraadka Carabta

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa wada mooshin ka dhan ah dowladda Imaaraadka Carabta, kaddib markii ay ku eedeeyeen inay faragelin ku heyso arrimaha siyaasadda Soomaaliya. Mooshinkan ayaa lagu wadaa in maalmaha soo socda laga furo Kulanka Baarlamaanka, si Xildhibaanada ay uga doodaan. Xildhibaan C/llaahi Sheekh Ismaaciil oo ka tirsan Xildhibaanada ayaa […]

Continue Reading

Muqdisho:Sarkaal Ka tirsanaa Ciidamada Dowladda caawa la dilay

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in caawa weerar qorsheysan lagu dilay sarkaal sare oo ka ciidamada xoogga dalka ee Milateriga Soomaaliya. Koox hubeysan ayaa weerar ku qaaday sarkaal guri uu deganaa sarkaal ka tirsan ciidamada xoogga dalka oo magaciisa lagu sheegay Gen. Cabdulle Maxamed (Qururux,)kaasoo la sheegay inuu ahaa ku xigeenkii hore ee […]

Continue Reading