Deg Deg: RW Khayre oo Gaaray Kismaayo
Magalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose waxaa goordhow gaaray wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre. Garoonka Diyaaradaha magaalada Kismaayo waxaa ku soo dhaweeyey mas’uuliyiin ka tirsan Jubbaland,iyo dadweyne ka kala yimid xaafadaha kala duwan ee magaaladaasi,kuwaas oo qaarkood watay Sawirrada Ra’iisul Wasaare Kheyre iyo Madaxweynaha Jubbaland. Ra’iisul Wasaare Khayre ayaa […]
Continue Reading