Faa Faahin: Dagaal ka dhacay Gaalkacyo
Wararka naga soo gaaraya Magalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa waxa ay sheegayaan in sakay halkaasi ay ku wada dagaalameen laba maleeshiyo,dagaalkaas oo geystay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah. Dagaalka ayaa waxa uu ka dhacay Waqooyiga Magalada Gaalkacyo ee Puntland, waqxaana uu yimid kadib markii labada maleeshiyo ay isku qabsadeen dhul ku yaalla agagaarka […]
Continue Reading